Bashaal io raaxo

Bashaal io raaxo

Share

Asxaabta page kan waxaa ka heli kartaa bashaal io raaxo

13/08/2022

bashaal io raaxo ku zoo dhawoow
like saar page share nh sii dheh

12/08/2022

Bashaal io raaxo naas io futo macan

12/08/2022

Ciyaarta ma dhamaneyso noo daar muraxada

18/08/2020

RASMI: Madaxweyne Josep Bartomeu ayaa xaqiijiyey in Ronald Koeman uu yahay macallinka xiga ee kooxda Barcelona.

17/08/2020

Kulammada furitaanka horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub ee 2020-21 oo si qarsoodi ah loo helay, inkastoo maamulka horyaalka aysan weli si rasmi ah u shaacin.

Brighton vs Sheffield United
Chelsea vs Southampton
Everton vs Fulham
Leeds United vs Newcastle United
Manchester City vs Crystal Palace
Manchester United vs Arsenal
Tottenham vs Aston Villa
West Brom vs Burnley
West Ham vs Liverpool
Wolves vs Leicester

16/08/2020

RASMI: Laacibka khadka dhexe ee Manchester City, Kevin De Bruyne ayaa ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa xilli ciyaareedka 2019/20 horyaalka Premier League.

De Bruyne ayaa abaal-marintan ku garaacay kabtanka Liverpool ee Jordan Henderson, Sadio Mane, Trent Alexander-Arnold, weeraryahanka Southampton ee Danny Ings, goolhayaha Burnley ee Nick Pope iyo weeraryahanka Leicester City ee Jamie Vardy.

15/08/2020

Afar dhammaadka Champions League sanadkan waa labo kooxood oo Jarmal ah iyo labo Faransiis ah.

England, Spain iyo Italy midna lama hayo.sanadkan

15/08/2020

Man City Fursada ee qasariyeen ayaa lagu dilay 👏

Lyon oo u gudubtay wareega Sami-final

Jufa poi

15/08/2020

Willian Waxa uu Kooxda Arsenal u saxiixay heshiis saddex sanadood ah, waxaana uu Gunners u xiran doonaa lambarka 12-aad sida ay kooxdu xaqiijisay.

Willian ayaa kooxda Blues u saftay 339 kulan, waxaana uu u dhaliyey 63 gool, isagoo u sameeyey 56 caawin 7 xilli ciyaareed oo uu la joogay.

Waxaana uu la qaaday Blues labo Premier League, FA Cup, League Cup iyo Europa League.

15/08/2020

FT: Barcelona 2-8 Bayern Munich

Kooxda Bayern Munich oo siddeed gool ku saxariirisay Barcelona, iskana xaadirisay afar dhammaadka Champions League.

Maxaa markii h**e laga rabay Chelsea, ma kooxdaan Bayern Munich ah ayaa wax laga qaban karay.😂😂

15/08/2020

Kooxda Barcelona ayaa ceyrisay macalinkeeda Quique Setien kadib guul daro xanuun badan oo ka so gaartay kooxda Bayern Munich .

12/08/2020

:: Isku aadka afar dhammaadka Europa League ::

Shakhtar Donetsk vs Inter Milan

Sevilla vs Manchester United

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu
NAGUXIRNOW