14/01/2026
IT’S 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝗗𝗔𝗬!🟡
👕 Xidigaha Fc 🆚 New Star 🌟
👤 GARSORAHA :- ?
🏟 GARONKA :- Jubba Stadium .🏟️
🏆KULANKA :- League Dagmada
⏰ SAACADA :- 16:30
Daawasho Wacan Dhaman Taagerayasha Xoogweynta Xidigaha
16/12/2025
Isku soo labasho wacan dhaman family
Ciyaarta barri
Vs Sh.Mahad football club
Noca ciyarta : League degmada
Garoonka : juba 🏟
Sidu kheyrka ku jiro inshallah Daawasho wacan
26/10/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxa Halkan Hambalyo Oga Direyna Reerka Dhismay Walashen Io Seygeda Zelman Ahmyd Sirat
Waxa Idinlenahy Anako Isku Duban Gurigina Guri Qeyr Gurigina Guri Nagi Allow Kayeel🤲 Amin
07/09/2025
IT’S 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝗗𝗔𝗬!🟡
👕 Xidigaha Fc 🆚 New lions
👤 GARSORAHA :- ?
🏟 GARONKA :- Jubba Stadium .🏟️
🏆KULANKA :- League Dagmada
⏰ SAACADA :- 16:40
Daawasho Wacan Dhaman Taagerayasha Xoogweynta Xidigaha
13/06/2025
BISMILLAAH
Waxaa Maalinta Beri Ah Guud Ahaan Wadanka Ka Bilaabanyo Imtixaanka Qaranka Fasalka 12,aad Sanad Dugsiyeedka 2024-2025
Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ciyaaryahanada Iyo Taagerayasha Kooxda Iyagoo Isku Duuban Waxan Halkaan Guul Uga Rajeynaynaa Dhamaan Ardayda Somaliyed Si Gaar Ah Ardayda Luuq Ganaane Ee LGSS Luuq Ganane Secondary School - LGSS
Si Gaar Ah Waxaan Guul U Rajeynaynaa 3 Kamid Ah Ciyaaryahnadeena Oo Maalinta Beri Ah U Fadhisanayo Imtixanka Qaranka
1: Feysal Farah Ibrahim
2: Aadan Sheikh Hassan
3: Abdullahi Abdiaziz Farah
Waxan Idin Leenahay Anagoo Ku Kalsoon Tayada Waxbarashadiina, Hadana Waxaan Eebe Swt Idinkaga Baryaynaa Inuusan Dadaalkiina Iyo Ducadeena Idinku Qadinin.
Insha Allah Waad Guulaysanaysaan Dhalinyaro Guulo Qurux Badan Iyo Mustaqbal Ifaayo Baan Idin Rajeynaynaa Zxbyl
25/05/2025
Bismillah
Ciyarti glpta dhaxmrtey koxda White Star Football Club Vs Xidigaha Fc ciyarras o ahay mid ad u xamasad bdn wxay ku so dhammte barbaro
White Star : 2️⃣
Xidiĝaha :2️⃣
Wxa laisla ade goal ku laad 4:5 wxyna ida gusha ku racdey Dhigena white star
Hambalyo cad cadka meshan iyo mel kaserso i.a nasib wcn
22/05/2025
IT'S MATCH DAY
VS White Star Football Club
GORONKA:JUBBA STADIUM
WAQTIGA:4:45 PM
NOCA CIYATRA:LEAGUE DEGMADA LUGTA 2AAD
NASIIB WCN FMILY Xidigaha Fc
17/05/2025
IT'S MATCHDAY! 💙
White stars🆚xidigaha
Garoonka🏟 ganaane stadium
Waqtiga ⌚️4:45
Saadaashada?
12/05/2025
Bismillah
wxa mrkle la qori ture leauga dagmada herka kowad e Zera A wxna mrka kle isku adne Nadiga White Star Football Club o aha Champions Nasibka noga saciday mrka kle iyo Nasip wacan zxpayal 👀✋️
09/05/2025
Alxmdullah
Wxy Mahad o dhan u sugnaty Alle
Tartankii noso socdy naga gaarsiyy
K**a dambesta (Final)
Ciyaarta Glapta oo ah final
🆚 White Star Football Clup
Nooca ciyarta League dagmada
⏰ 4:40
🏟️ LUUQ STADIUM
Daawasho wacan Tagerayasha
XOOGWEYNTA meel kasto jogtan
Luuq Football Association
XOOGWEYNTA 🩸👊