Dhaqamada an wanagsanen dhalinta somaliyed sameyan marka ay gymka jogan ayan rabaa malmahan inan malinba hal qalad ka hadalno wixi ad ku deri karto qaybta coments-ka nagula wadag waxi anaga an qalad u aragno adigana agtada aan qalad ka ahayn sido kle qaybta hoose nagula wadaag.
1: waxad arakysaa dhalinyaro gurigooda uga so baxay inay saacad ama saacad iyo bar kuqaatan GYM si ay u alaminteyan balse aan wadan wax biyo ah o ay isticmalan.
Waa dhaqamada an wanagsanen inad gymka imaato biyo la'an qof kale biyihisa isticmasho marmarka qaar xitaa fasax la'an aad isticmasho.
Biyaha waxay kaa caawinayan inay energy kusiyan intan aad murqaha gubayso.
Ha iman gym-ka biyo la'aan hda kdb hadi aad ka mid ahyd dadka an ka hadlnay.
--------------------------------------------------------------------
Malin wlbo hal qodob ayn ka hadli dontaa insha llh.
Zain Fitness
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zain Fitness, Personal trainer, Mogadishu.
07/08/2023
Best protein
Gold standard.
28/07/2023
Diet gym la'an ah natiijadisa wa taaa
Diet iyo gym is watana wa taa natijadisa
Adiga kala dooro kii wanagsan
Ugu yaran 30 daqiqo malintii exercise samay.
Nafta marmarsiyo habarin.
27/07/2023
Hadii aad rabto inad murqo dhisatid cardio badn kuma roona.
Cardio kaliya ma aha inad machin_ka orodka ku orodo baskilka so galayaa boodboodka badana so galaya kubada ciyarida zaidka xita.
Si ad murqo u dhisato marka h**e alamintada caadiga ah ee bira qaadka so dhamyso kadib cardio yar ku dar 15 or 20 mnt.
Hala aado gymka.
26/07/2023
Diet plan for Muscle gain .
First meal
Pro workout
Post workout
Nala joog wx bad naga faidaysaa
Hana la aado gym_ka .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu
N/A