30/05/2022
Guddoomiyaha Manchester City Khaldoon Al Mubarak: "Waxaan xaqiijinayaa inay jiri doonaan ciyaartoy badan oo xagaagan iman doona kooxda". 🔵
“Waxaa jooga Haaland lambarka 9-aad ee ugu fiican adduunka – Julián Álvarez, oo ah mid ka mid ah weeraryahanada ugu tayada wanaagsan South America…
19/04/2022
PSG ayaa xaqiijisay in Messi uu la xanuunsanayo kadib dhaawac kasoo gaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee uu ciyaaray,
19/04/2022
Romano ayaa xaqiijiyay in Erik ten Hag uu ku biirayo Man Utd saacadaha soo socda,
19/04/2022
Manchester City ayaa ogolaatay heshiis ku kacaya 500,000 oo gini in eey isbuucii siiso Erling Haaland Manchester City ayaa u qaaday tallaabo horumar leh saxiisa Haaland,
19/04/2022
RASMI: Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyay in uusan ciyaari doonin kulanka Liverpool ee caawa Man United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uusan ciyaari doonin sababtana waxee ku sheegtay in uu cunug ka saqiiray.
18/04/2022
Ralf Rangnick ayaa ugu baaqay kooxda Manchester United inay guul u aadaan garoonka Anfield habeenka talaadadaah, isagoo sheegay in kooxdiisu qasab ku tahay in eey badiso lixda kulan ee ugu dambeysa horyaalka si ay u xajisato booska afaraad ee Premier League.
18/04/2022
Xiddiga Manchester United Bruno Fernandes ayaa ka badbaaday dhaawac halis ah ka dib markii uu shil baabuur galay subaxnimadii saakay sida ay wararku sheegayaan.
18/04/2022
Ciyaaraha maantay la dheeli doono.
17/04/2022
PSG 2-1 Marseille: Paris Saint-Germain ayaa qarka u saaran inay ku guuleystaan horyaalka Ligue 1