14/11/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1 vs 0Dabaqiinka Acadmey
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hill Top Youth Academy Of Somalia, Sports Team, Mogadishu.
14/11/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1 vs 0Dabaqiinka Acadmey
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
11/11/2024
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Dhamaan Taagerayaasha kooxda Hill Top Youth Academy Of Somalia Waxay Hambalyo aroos ah u diriyaan macalinka u17ka Kooxda macalin Abduqadir Mohamed Osman (Juuma) iyo Fadumo Mohamed Abdi oo Meherkooda Ka dhacay Magaalada Moqdisho.
Waxaana Leenahay Hambalyo isku waara oo ubada khayr Qaba Kala Hela. Aaamiin.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير.
07/11/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 3 vs 1New Academy
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
24/10/2024
Waxaa halkaan ugu mahadcelineenaa Maamo jamiilo iyo Maamo Qamar oo ina soo gaarsiiyeen agab dhar ah
26/09/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 4vs 2Al furqaan Academy
⚽️cumar
⚽️caleen
⚽️munasar
⚽️ m.deeq
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
26/09/2024
Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alfurqaan Academy oo marti inoo ah
🗓12/09/2024
Garoonka 🏟minashiibiyo
⏰ 4.40pm
Page like share fallow yaa lamoogaan
Mahadsanidiin
13/09/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1vs 0 Al shareeco Academy
⚽️yaasir
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
12/09/2024
Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alshareeco Academy oo marti inoo ah
🗓12/09/2024
Garoonka 🏟minashiibiyo
⏰ 4.40pm
Page like share fallow yaa lamoogaan
Mahadsanidiin
09/09/2024
Ciyaartaa aan maanta la soo ciyaarnay dhigeyna Doogle Academy oo aan marti u eheyn waxeena ku soo idlaatay
Doogle Academy 2vs 4 Hill Top Academy
Baashi⚽️
Dhawarey ⚽️⚽️
Xuseyn⚽️
Waxaan ciyaarnay ciyaar wanaag
Kulamo kale o xiiso leh ayaan wada ciyaari doonaa
Page like share fallow yaa lamoogaan
Mahadsanidiin
13/03/2024
Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 6 vs 2 f.stars Academy
Pageka share fallow yaala moogaan
Mahadsanidiin
13/03/2024
Ciyaarteena kowaad ee koobka lagu qabanaayo garoonka Qareenada ee deyniile waxaan rajeeneenaa bilaaw qurxoon i.a
Hill top Academy vs f.stars Academy
05/03/2024
Godomiye Abdi Ahmed oo Agab isborts cusub ku wareejiyay naadiga Hill Top Academy