18/06/2022
Qori tuurka ama isku aadka tartanka Horn afric soccer slams derby ee 11 jirada waxaan galney Group D
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Buurkaroole Academy, Sports Club, Via moscow, Mogadishu.
18/06/2022
Qori tuurka ama isku aadka tartanka Horn afric soccer slams derby ee 11 jirada waxaan galney Group D
28/01/2022
.
If you want progress you can achieve it together through hard work.
We have done a lot of work that needs praise and we promise to keep it.
We Appreciate Our Freinds & Partiners for the Support.
📸| Astaan Sports🙏
19/01/2022
Waa ciyartoyda 12 jirada oo ku jiraan diyargarow adag ee tartanka Horn Affric Soccer ay qawaneyso maalinta khamista
17/01/2022
"The secret is to believe in your dreams; in your potential that you can be like your star, keep searching, keep believing and don’t lose faith in yourself."
.
👇 OF
15/01/2022
Happy birthday Boss.🤩
Waxaad na tustay qalbi wanagsan, dhiirigalin joogta ah iyo hogaamin ku dayasho mudan. Waxaad tahay dhiirgeliyaha ugu fiican ee aan haysano guud ahaan bini'aadam waxaad noola dhigan tahay kuwa samirka iyo naxariista Leh. Waxaan kuu rajeynayaa dhalasho wacan oo farxad ku dheehan tahay!
Horn Affric Soccer Muhaa Kampala
14/01/2022
Tobabarka galabta iyo ciyartoydena 12 jirada
13/01/2022
Boys are back to individual training un9
10/01/2022
Waxan manta soo bandhigne ciyaartoydaas cusub labo iyo toban jiro ah 12 jiro ah
08/01/2022
Sawiro tobabarki shaley galab 💪🏾
07/01/2022
Waxan manta soo badhigeyne ciyartoydas cusub waxayna inoo matali donan tartamada aan ciyaari donoo wa toban iyo labo jiro 12 jir