23/10/2026
Jota Football Academy waa meesha ay riyooyinku ka bilaabmaan, kartidu ku korto, akhlaaqduna ku dhisanto. Waxaan aaminsanahay in ubadkan yar ay mustaqbalka noqon karaan kuwo dalkooda iyo dadkoodaba sharaf u soo hooya
-jimco