Caato Fitness Gym

Caato Fitness Gym

Share

Caato Fitness Gym Waa Xarun jirdhis oo aad loo Qalabeeyay Qiimaheyduna yahay midka ugu Yar Soomaaliya

31/12/2025

Hambalyo Dhamaan Bahda Fitness-ka Gaar ahaan Bahda Caato Fitness Gym

Ka Faaiideeso Qiimo dhimista Weyn ee Caato Fitness Gym $30 kaliyah Ku Hel 3 Bil oo ku Raaxeeso 90 maalin Kuna dhis Jirkaada

🎉 SANAD CUSUB – JIR CUSUB! 💪🔥

Sanad walba waad qorsheysaa…
➡️ Gym baan bilaabayaa
➡️ Baruur baan dhimayaa
➡️ Caloosha baan jarayaa
➡️ Muruqbaa dhisayaa

Laakiin…
❌ Qarash ayaa kugu culus
❌ Bil kadib lacag ma haysatid
❌ Jimicsigii waa istaagaa
❌ Natiijo ma aragtid

👉 Taas Waxaa Sanadkaan Kaa Xaqabtireeso Caato Fitness Gym oo kuu Sahashay Safarkaada Jirdhiska

💡 Sanadkan ha dhihin “waan bilaabayaa”
👉Ee BILAAB HADDA!

📍 Caato Fitness Gym – Meesha isbeddelku ka bilowdo
📲 Nala soo xiriir maanta – ee Soo Boooqo Xarunta kuugu dhaw ee Caato Fitness Gym.

21/11/2024

"Cayilka Waxa Keena Jimicsi LA Aanta"

15/11/2024

Jimco Wanagsan.

14/11/2024

"Maal Gasho Naftaada oo Hel Muqaal Qurux badan"

10/11/2024

Ka dhig Noloshaada Mid Firfircoon Oo guul Leh
Una dhabar Adeyg jimicsigaaga.

08/11/2024

JIMCO WANAAGSAN"

06/11/2024

Jir Fiyoow Ayaa Leh Maskax Fiyow

Gym 🏋️‍♂️ 💪

03/11/2024

Rumee Riyadaada oo imow xarumaheena.

28/10/2024

"Miisaan-kaygu waxa uu ahaa 80-kg, haddana waxaa la iigu wacaa dhuuba dhex yar".

Caato Fitness Gym

28/10/2024

Maanta Hal Talaabo Qaad
Barrina Is-badal Cusub Arag.

24/10/2024

Jumco Mubarak

15/10/2024

Dhisida jirkaaga Waa Qayb Ka mid Ah.
Caafimaadkaaga"

Fitness Gym 🏋️‍♀️🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Caato Fitness Gym
Mogadishu