04/07/2025
Naadiga Horseed SC oo dhawaan ku guuleystay koobka Todobaadka 65 sano guurada ee gobonnimada & midnimada Soomaaliya ayaa shahaaddo sharaf guddoon siiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Viva Cawo iyo Maalin
10/06/2025
Ciyaaryahaan Captain Bile Cilmi Weheliye kusoo dhowaaw Naadiga Horseed 'Cawo iyo Maalin' waxaan kuu rajaynaynaa horumar wacan
09/05/2025
Full Time
Horseed SC 0 Heegan SC 0
02/05/2025
Kulankeena maanta Horyaalka Somalia National League
Horseed SC vs MCC
Jimco, 2 May 2025 , 3.30pm
Mogadishu Stadium
25/04/2025
Full Time
Horseed SC 2 Madbacadda FC 1
25/04/2025
Kulankeena maanta Horyaalka Somalia National League
Madbacadda FC vs Horseed SC
Jimco, 25 April 2025 , 3.30pm
Mogadishu Stadium
18/04/2025
Full Time
Horseed SC 1 Jeenyo FC 0
11/04/2025
Full Time
Horseed SC 1 Raadsan SC 0
11/04/2025
Kulankeena maanta Horyaalka Somalia National League
Raadsan FC vs Horseed SC
Jimco, 11 April 2025 , 3.30pm
Mogadishu Stadium
06/04/2025
Full time
Dekadaha FC 1 Horseed SC 1
06/04/2025
Kulankeena maanta Horyaalka Somalia National League
Dekedaha FC vs Horseed SC
Axad, 06 April 2025 , 3.30pm
Mogadishu Stadium