04/03/2021
Makula tahy
K’mbape iyo haland in ay mustaqbal ka dhaw yihin kuwa badali laha messi iyo Ronaldo
The purpose of my page is to report sports news events etc
04/03/2021
Makula tahy
K’mbape iyo haland in ay mustaqbal ka dhaw yihin kuwa badali laha messi iyo Ronaldo
02/03/2021
➡️ Real Madrid Lose 2 Points.
➡️ FC Barcelona Is Now On 2nd Position Of La Liga Table.
➡️ Atletico Madrid Watching Real Madrid Draw Before Their Derby.
😂💯🔥
22/09/2019
Tijaabi nasibkaga yaa dhalin karo isleedahay goolka 1aad?
Shabakada caalamiga ah ee Squawka oo samaysa tirakoobyada kala duwan ee ku saabsan kubada cagta ayaa soo saaray xiddigaha ilaa haatan horyaalada yurub ee kala duwan laadka uu badan ku laagay goolka isaga oo soo xushay 5 xiddig oo laadka ugu badan ku laagay.
Waxa 5-ta xiddig hogaaminaya xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi isaga oo 8-da kulan ee uu ka ciyaaray La Liga goolka ku laagay 38 laag
Waxa ku xiga xiddiga kooxda Tottenham ee Harry Kane kaas oo isna laagay 35 gool halka weeraryahanka kooxda Lazio ee Ciro Immobile uu laagay 30 laag.
Xiddiga kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa ku jira kaalinta 4-aad isaga oo laagay 28 laag ugu dambayn xiddiga kooxda Napoli ee Lorenzo Insigne ayaa ugu dambeeya oo ilaa haatan laagay 25 laag.
17/10/2017
Khabiirka Sky Sports Charlie Nicholas wuxuu saadaal ka bixiyay kulamada ay ciyaarayaan kooxaha ku mideysan dalweynaha Britain ee ciyaaraya koobka Champions League todobaadkaan, wuxuuna barbaro u saadaaliyay Spurs oo caasimadda ku booqaneysa Real Madrid.
Real Madrid 2 – 2 Tottenham Hotspur.
Chelsea 1 -1 As Roma
Bayern Munich 2 – 0 Celtic
Benfica 1 – 2 Man United
Maribor 0 – 1 Liverpool
Manchester City 4 – 2 SSC Napoli