E-Safari Sports

Call Directions Website

E-Safari Sports Empowering Youth Through esports πŸ‡ΈπŸ‡΄

Somaliaaaaaaa πŸ”₯πŸ‡ΈπŸ‡΄   ayaa wacdaro ka dhigay tartanki soortbiz africa cup eafc26 top1 on groupstage πŸ™Œ
13/09/2026

Somaliaaaaaaa πŸ”₯πŸ‡ΈπŸ‡΄ ayaa wacdaro ka dhigay tartanki soortbiz africa cup eafc26 top1 on groupstage πŸ™Œ

Somalia ayaa gashay groub B ay ku jiraan ciyaryaha aan fududeyn kaliya Top 2 ayaa soo gudbaysa inshallah somalia to qual...
12/09/2026

Somalia ayaa gashay groub B ay ku jiraan ciyaryaha aan fududeyn kaliya Top 2 ayaa soo gudbaysa inshallah somalia to qualify πŸ”₯πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ‡ΈπŸ‡΄Ciyaaryahanka Soomaaliyeed Najiib , oo ka tirsan Kooxda Chelsea Esports, ayaa soo gaaray magaalada Kigali, Rwanda, si ...
10/09/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄

Ciyaaryahanka Soomaaliyeed Najiib , oo ka tirsan Kooxda Chelsea Esports, ayaa soo gaaray magaalada Kigali, Rwanda, si uu uga qeyb galo tartanka SportBiz Africa.

Tartankan ayaa isu keenaya ciyaartoy ka kala socda dalal badan oo Afrika ah, waxaana Najiib uu Soomaaliya ku matali doonaa heerka caalamiga ah ee esports-ka Game Ka EAFC .

Tartankana waxa abaalmarin dhan lagu bixinaya 10,000$ USD

Waxaan u rajaynaynaa Najiib guul iyo matalaad wanaagsan inta uu tartanku socdo

A tough tournament, but a valuable experience. We’ll come back stronger. πŸ‡ΈπŸ‡΄
02/09/2026

A tough tournament, but a valuable experience. We’ll come back stronger. πŸ‡ΈπŸ‡΄

28/08/2026

Somalia istaageera comment like yaala raadin

πŸ‡ΈπŸ‡΄ SOMALIA eFOOTBALL β€” Safarkii FIFAe 2026 ilaa Morocco πŸ‡²πŸ‡¦

Tartanka: FIFAe World Cup 2026 – eFootballβ„’ Mobile
Marxaladda maanta: FIFAe Continental Championship Africa
Goobta: Casablanca, Morocco
Taariikhda: 27 August 2026

Somalia waxay Morocco ku timid iyadoo ka mid ah 8-da qarAN ee Afrika ee u soo baxay Continental Championship-ka: Morocco, Senegal, Tunisia, Egypt, Tanzania, Nigeria, Somalia iyo Madagascar. FIFAe waxay xaqiijisay in Somalia booskeeda ku kasbatay Consistency Points kadib saddexda qualifying weeks.

πŸ† Sidee loo soo maray?

FIFAe Nations League-ka eFootball Mobile wuxuu lahaa 3 qualifying weeks:

* πŸ—“οΈ Week 1: 5–7 May
* πŸ—“οΈ Week 2: 8–10 June
* πŸ—“οΈ Week 3: 7–9 July

Toddobaadyada 1 iyo 2, kooxaha ugu sarreeya group-yada waxay u gudbeen knockout; Week 3-na waxaa jiray double-elimination.

βΈ»

πŸ‡ΈπŸ‡΄ WEEK 1 β€” Bilowgii safarka Somalia

Somalia waxay ku jirtay group ay kula jireen Senegal, Nigeria, Seychelles iyo South Sudan.

Group-ka markii la dhammeeyay, Somalia waxay ku dhammaatay:

πŸ₯ˆ 2nd place
4 kulan: 3 guul – 0 barbaro – 1 guuldarro
5 goals scored – 1 laga dhaliyay
9 points

FIFAe xogteeda group-ka waxay muujinaysaa in Somalia ay ahayd 2-aad, Senegal-na ay ahayd 1-aad.

Taasi waxay Somalia siisay bilow aad u xooggan, waxayna u gudubtay marxaladda knockout-ka.

βΈ»

πŸ‡ΈπŸ‡΄ WEEK 2 β€” Somalia oo mar kale tartanka ku adkaatay

Week 2 Somalia waxay gashay group aad u adag oo ay ku jireen:

πŸ‡ΈπŸ‡³ Senegal
πŸ‡ΏπŸ‡¦ South Africa
πŸ‡ΈπŸ‡¨ Seychelles
πŸ‡ΈπŸ‡Ώ Eswatini
πŸ‡¨πŸ‡© Congo DR

Natiijada group-ka:

πŸ₯ˆ Somalia β€” 2nd place

5 kulan
3 guul
1 barbaro
1 guuldarro
8 goals scored
2 goals conceded
10 points

Senegal ayaa 1-aad noqotay 13 points, Somalia-na 10 points.

Somalia waxay sidaas ku gaartay knockout-ka Week 2. Laakiin knockout-kaas waxay ku dhammaatay kaalmaha 9–16, taas oo siisay 60 Consistency Points.

βΈ»

πŸ‡ΈπŸ‡΄ WEEK 3 β€” Halka Somalia dhab ahaan qaraxday πŸ”₯

Tani waxay ahayd qaybtii ugu muhiimsan ee Somalia.

Week 3 Somalia waxay ku jirtay group ay ku jireen:

πŸ‡ΈπŸ‡Ώ Eswatini
πŸ‡²πŸ‡¦ Morocco
πŸ‡¬πŸ‡­ Ghana
πŸ‡ΈπŸ‡¨ Seychelles
πŸ‡¨πŸ‡© Congo DR

Somalia waxay noqotay:

πŸ₯‡ 1st PLACE! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯

5 kulan:
4 guul
1 barbaro
0 guuldarro
10 goals scored
2 goals conceded
13 points
+8 goal difference

FIFA.GG waxay si rasmi ah u diiwaangelisay Somalia 1-aad, iyadoo Eswatini 2-aad, Morocco 3-aad noqotay.

Kulankii Morocco πŸ‡²πŸ‡¦ vs πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia

Mid ka mid ah kulamadii ugu muhiimsanaa wuxuu ahaa:

πŸ‡²πŸ‡¦ Morocco 1–1 πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia

Taasi waxay muujisay in Somalia aysan kaliya garaacin kooxaha kale, balse ay awood u lahayd inay Morocco la ciyaarto oo ay dhibic ka qaadato. FIFA.GG waxay sidoo kale diiwaangelisay kulamadii kale ee Somalia iyo Morocco ee qualifying-ka.

Congo DR πŸ‡¨πŸ‡© vs Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Week 3:

πŸ‡¨πŸ‡© Congo DR 0–3 πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia

Somalia waxay ku bilowday guul 3–0 ah.

βΈ»

πŸ“Š Marka saddexda Week la isku daro

Waxa muhiimka ah waa in FIFAe aysan kaliya eegin hal tournament. Waxay isticmaashay Consistency Points, kuwaas oo laga helay performance-ka saddexda qualifying weeks iyo knockout stages.

Somalia waxay sidaas ku noqotay mid ka mid ah 7-da dal ee qualification-ka ku helay performance, halka Morocco ay host ahaan automatic qualification ku heshay.

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯ Maxaa Somalia ka dhigay koox khatar ah?

Waxa ugu weyn waa consistency.

Somalia ma ahayn koox hal mar nasiib ku soo baxday. Waxay saddexda qualifying stages si joogto ah uga mid ahayd kooxaha sare:

Week 1 β†’ Top group / knockout
Week 2 β†’ 2nd place group / knockout
Week 3 β†’ πŸ₯‡ 1st place

Week 3 gaar ahaan waxay ahayd fariin xooggan: Somalia waxay ku dhamaysatay 4W–1D–0L, iyadoo dhalisay 10 oo laga dhaliyay 2 oo keliya.

-magafe-

❀️
10/07/2026

❀️

Wiilasha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee eFootballβ„’ Mobile ayaa caawa soo gabagabeeyay kulamadii ugu dambeeyay ee heerka g...
08/07/2026

Wiilasha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee eFootballβ„’ Mobile ayaa caawa soo gabagabeeyay kulamadii ugu dambeeyay ee heerka guruubyada (Group Stage), iyagoo soo bandhigay ciyaaro heer sare ah.

Guulaha ay gaareen ayaa u suurtageliyay inay kaalinta 1-aad kaga soo baxaan guruubkooda, taasoo u xaqiijisay u gudubka wareegga xiga ee tartanka.

Hambalyo ciyaartoyda, macallimiinta iyo dhammaan taageerayaasha garab taagan Xulka Qaranka.

The national eFootball Mobile squad takes the stage tonight for the definitive final round.
07/07/2026

The national eFootball Mobile squad takes the stage tonight for the definitive final round.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Africa Qualifiers Week 02Waxaan dib ugu soo laabaneynaa tartanka efootball mobile worldcup 8-da iyo 10-ka Juun. Nala ...
05/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Africa Qualifiers Week 02

Waxaan dib ugu soo laabaneynaa tartanka efootball mobile worldcup 8-da iyo 10-ka Juun. Nala garab istaaga Qaranka.
Somali Football Federation 1951FIFAe World Cup

Maamulka & Howl-wadenada Esports Somali Association waxay dhammaan bahda ciyaaraha iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambaly...
28/05/2026

Maamulka & Howl-wadenada Esports Somali Association waxay dhammaan bahda ciyaaraha iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaan munaasabadda Ciid al-Adha. Ciid wanaagsan

Address

Taleh Junction
Mogadishu

Telephone

+252616971641

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when E-Safari Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category