10/04/2026
🚨 M A T C H DAY 🚨
kani waa page ka rasmiga ee Tayo youth academy fadlan si xushmad leh nosoo follow garee
10/04/2026
🚨 M A T C H DAY 🚨
01/04/2026
Kuwi guuleysta Allah naga dhigo🤲
Well done pois👏
20/03/2026
Kamid Ah Ciyaaryoyda io macalinta TAYO ACADEMY Oo Idin leh Eid Mubaarak❤
Eidan Eideda Rabi Nabad Iyo Barwaqo
Hangu Gaarsiiyo dhamnten Muslimiinta Meel Walba ay Joogaan🤲
👪❤️✊️
Eid mubaarak❤🙏l
19/03/2026
dhammaan umadda Muslimiinta 🌙
Gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan 🇸🇴💙
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ciiddaan ciiddeeda kale bash bash iyo barwaaqo ku gaara, farxad iyo midnimo hana inagu soo laabato mar walba.
Ciid Wanaagsan 🎉🤲
11/03/2026
Wxan u soo baxnay wareega 8 dhamadka
Tartanka hospital Mogadishu
I.a ilaa io dhamadka❤️
09/03/2026
Waxaan safar salaama leenahay anagoo bahda tayo family ah ciyaartowdeena kala salmaan mohamed ahmed iyo saciid mohamed ahmed oo dalka dibadiisa safar u ah waxaa inii rajayneenaa in aad nolasha kuwii guulaysta noqotaan
02/03/2026
TAYO RAMAADAN RAMAADAN CUP 💛
25/02/2026
Tartanka Bulaale cup ee ka socda garoonka macquul🤍❤️💫
24/02/2026
23/02/2026
Maanta waxaa dheelnay kulankeena koowaad tartan ramadan ka ee garoonka macquul waxaa sponsorship naga caawisay shirkada cabitaanka ee Glukan Drink
22/02/2026
️⃣0️⃣2️⃣6️⃣
First match alxm win three points 🤍❤️👏
19/02/2026
KULANKI GALABTA
IDER RAMADAN CUP U12 2026