24/11/2025
Megastar Dharmendra oo geeriyooday ugu dambeyn maanta.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zak Media, Sports, Mogadishu.
24/11/2025
Megastar Dharmendra oo geeriyooday ugu dambeyn maanta.
16/10/2025
Kuch Kuch Hota Hai filim weyn 27-sano maanta kaso wareegatay xiliga la daawaday oo ah 1998:
Sawiradan waa xiligii la duubaayey jilayaasha iyo Director Karan Johar filimkiisa kowaad ahaa.
SRK, Kajol, Rani, Salman iyo qaar kale aa bilado badan kuqaaten filimkaan heeso xul ahna waa watay maxaa ka xusuusataa hada daawatay?
15/10/2025
Ninkii Karan Johar ahaa sawirkiisa udambeeyay
Odayga maxaa saan ugalay k*kk
14/10/2025
Aamir Khan Mise Shahru Khan yaaku fiican qaab-jiliinka jaceylka
Aamir ❤️
SRK. 😮
13/10/2025
Alia Bhatt see rabtaa he Kajol xitaa wey dhaaftay biladaha Filimfare-ka qeybta Best Actress!!
Markii 6-aad ee ku guuleysatay biladan iyadoo fanka kujirta mudo 13-sano kaliya cajiib.
Waxaa jiraan atiriishooyin waligood ku guuleysan iyo kuwa hal jeer kaliya wataan waxaa kamid ah kuwa aan waligood biladan helin Tabu, Manisha Koirala, Urmila, Sonam Kapoor, Katrina Kaif, Mamta, Sonali, Ameesha Patel iyo kuwa kale badan.
Kuwa hal jeer kaliya ku guuleysteen waxaa kamid ah juhi Chawla, Hema Malini, Kareena Kapoor
13/10/2025
25-sano uu atoore ahaa markii ugu horeysay ayuu ku guuleystay bilada Filimfare ee atooraha ugu fiican sanadka waxuuna ku qaaday filimka "I Want To Talk" jilaaga Abhishek Bachchan.
Waligiis qaab-jiliinkiisa waa la dhaliili jiray dad badan ayuu biladan ku aamusiyay xidigani oo aan marnaba is dhigan 25-sano soo dagaalamaayey
Lkn waxaa la yaab ah biladani ragg legends ah lama siinin waligood oo ay kamid yihiin Dharmednra, Akshay Kumar, Salman Khan, Ajay Devgan, Govinda, Mithun iyo kuwa kale halka Abhishek hal xabo heesto, aduunyo layaabked ma ahoo.
Wiilkaan nolosha aabihiis ayuu labo mar... see more
07/10/2025
Mid kamid ah Libaaxyadii fanka India
Filimadiisa midke ugu jeceshahay
05/10/2025
Ka warama Aamir Khan sida loogu qolfeeyay doorka filimka Coolie ku leeyahay k*k
05/10/2025
John Abraham doorkiisa Jim ee filimka Pathaan boqolkiiba meeqo ayaa ku qiimeyn laheyd miisaanka uu filimka ku lahaa?
05/10/2025
Lokah Chapter 1 taariikhda filimka Malayalamka lacagaha ugu badan meel walbo kasoo xareeyo oo ay sameeyaan dibad iyo dal.
Ma u qalmaa darajadaas?
05/10/2025
Wixii kuu qoran magafeysid Bobby Deol sawirkan waa midkii uu ku helay doorka filimka Animal ee uu soo laabashada ku sameeyay!
Director Sandeeb Reddy Vanga ayaa sawirkan arkay wuxuuna ka helay qamarjinimada Bobby ka muuqato waana xili uu baagamuundo ahaa uu Cricket iska cayaaray kadibna xafiiskiisa ayuu ugu wacay wuxuuna u dhiibay doorka Abrar ee biladaha badan uu ku qaatay.