Somalia Table Tennis Federation STTF

Somalia Table Tennis Federation  STTF

Share

STTF

22/07/2026
Photos from ITTF Foundation's post 06/04/2026
Photos from Somalia Table Tennis Federation  STTF's post 03/01/2026

Gudomiyaha xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska ayaa ka qeyb galay kulan Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta waxay isugu yimaadeen shir aan caadi aheyn oo ay ka soo qeybgaleen Xiriirrada iyo Urarrada Ciyaaraha dalka.

Shirka ayaa Waxaa hoosta looga xariiqay in la ilaaliyo midnimada iyo madax banaanida hayโ€™adaha isboortiga dalka.

Waxaa sidoo kale xubnaha isla qaateen ilaalinta sharci ahaanta doorashadii dhacday 24 Oktoobar 2024 oo lagu doortay xubnaha Guddiga Fulinta 2024-2028.

Waxay Xiriirrada iyo Urrada Isboortiga dalka ka digeen isku dayada gurracan oo la rabo in lagu wiiqo habsami-u-socodka dhaqdhaqaaqa isboortiga dalka.

Photos from Somalia Table Tennis Federation  STTF's post 26/11/2025

SAWIRO: Degmada Dharkeenley waxaa laga daah furay Ciyaarayaha kubadda Miiska oo loo qabtay dugsiyada galbeedka magalaada Muqdisho

Azul sports

Mobile uploads 13/11/2025
Photos from Somalia Table Tennis Federation  STTF's post 25/02/2025

WELCOME. joanne Richard ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ“๐Ÿฅ‡

23/02/2025

Somalia Table Tennis Federation ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ“๐Ÿฅ‡

24/12/2024

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska wuxuu halkan tacsi ugu diree ehelka qarawada iyo bahda sports-ka soomaaliyeed AUN Cabdulqaadir Ibraahim Gacal (Abkoow) oo ka mid ahaa Halyeeyada Sports-ka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay hay'adaha Sports-ka dalka.

Photos from Somalia Table Tennis Federation  STTF's post 02/12/2024

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska bahda isboortiska xiriirada kala duwan dalka manta oo tariikhta tahay 02/12/2024 isku imaaday kulan duco ah io ka sheekenta tariikh kooban ee halyeyada kubadda miiska Allah ha unaxariisto halyeeyada kala ah Cabdirisaaq Yusuf Cabdullahi iyo Maxamed Cabdullahi cali (macallin ganey ducada allah ha u aqbalo Samir io imaan neh allah ha naga wada siiyo Amiin Amiin ๐Ÿ™๐Ÿ™

19/08/2024

Horyaalka 30โ€™aad ee kubadda Miiska oo maanta furmay.


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu