Rikoor.com

Rikoor.com

Share

Kusoo dhowow pageka rikoor.com waxaad kaga bogandoontaan sport fadlan Like and shre page

30/09/2020

Porto ayaa u aragtay dalabkii ugu dambeeyay ee Manchester United ay ka gudbisay Alex Telles mid aan macquul aheyn isla markaana aysan wax wadahadal ah la galin United sababtoo ah dalabku xitaa uma qalmin jawaab '. (Xigasho: O Jogo)

30/09/2020

Borussia Dortmund ayaa beenisay wararka sheegaya in Jadon Sancho uu seegay kulanka caawa ee Bayern si uu isugu dayo inuu ugu biiro Manchester United. Kooxda reer Jarmal waxay qiraysaa inuu sii joogayo isla markaana uusan aqbali doonin wax ka yar € 120m. (Xigasho: Fabrizio Romano)

01/04/2019

Kulumada bisha APRIL 2019
Laga ciyaaridoono horyaalda
Yurub...
commnet and share page

30/03/2019

Galabta waxaa dib ubilaabanya
Xiisihii iyo xamaasadihii
Horyaalada Qaarada yurub
Premierleague
Seri a talyaniga
Bondosa league Gernmaney
Leg 1 faransa
Laliga Spain
Like Comment share page

25/03/2019

African cup of nations 2019
Yaa ku guulesanayo
Fikirkaada hoos inoogu soo gudbi
COMMENT LIKE

25/03/2019

Callum Hudson odoi markii h**eysay loogu yeerey xulka qaranka 3 libaax

25/03/2019

Germany oo xalay guul cajiib ah kagaartay
Dhigeeda Holland ciyaar kusoo idlaatay
3:2
Kadhiibo aragtidaada halka hoose
_COMMENT_SHARE

20/03/2019

Paul pogba oo doonaya in uusii ahaado macalin kooxda man united macalin ole
Oo uune kufaraxsanyahy.... /COMMENT AND SHARE PAGE

20/03/2019

Rugcadaagii h**e ee real madrid goosha uqaban jiray ee Casilas ayaa kooxdiisa FC PORTO... hishiis cusub usaxiixay oo gaaraya
2021 # Like Comment and Share

20/03/2019

PSG - Paris Saint-Germain ayaa xiiseyneysa saxiixa Real Madrid C.F. Xiddiga qadka dhexe ee Toni Kroos, ayaa kooxda heysata horyaalka Faransiiska ah ayaa doonaysa inay bixiso qiimaha lagu heli karo xidigan 68.5 milyan ginni 29 jirkaan. (Waxaa ka soo xigney: OK OKario)

👍 🔥 and ✏✏

19/03/2019

Juventus ayaa diyaar u ah inay kula tartanto Real Madrid C.F. ciyaaryahanka Tottenham Hotspur ee Christian Eriksen (Source: Daily Mail)
👍 🔥 and ✏✏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
SO