23/01/2024
HT: Hirshabeelle 0-0 Jubbaland. Tartanka Kubbadda cagta maamul gobolleedyada iyo G.Banaadir.
sports
23/01/2024
HT: Hirshabeelle 0-0 Jubbaland. Tartanka Kubbadda cagta maamul gobolleedyada iyo G.Banaadir.
09/09/2023
Waxa Uu Kulan Sogootin Oo loo Sameeyay Gudoomiyaha Kooxda Majaaango Liban Said Maxamed Saxiibkey Safar salama
Kooxdan Majaango Iyo Dhaman Bahda Kubada Cagta Jubbaland Weey Ku Xiisi Donan
Dhaman Ciyaartoyda iyo Maamulka Kooxda Majaango Waa ku Mahadsantihin Sida Sharafta Aad U sogootiseen Saxibkey Libaan saciid maxamed
13/07/2023
ISKU AADKA KOOBKA ADDUUNKA 2026 β
Soomaaliya waxey ka qeybgaleysaa isku aadka guud ee wadamada Afrika ay u galayaan koobka Adduunka 2026 lagu qaban doono USA, Mexico & Canada.
Maadaama wadamda ka qeybgalaya koobka lagu kordhiyay dalal dheeraad ah, waxaa la badalay qaabkii isku aadka Afrika ahaa.
Goor dhaw ayey bilaabatay xafladda lagu sameynayo isku aadka.
Soomaaliya waxey ka mid tahay dalalka kaalmaha hoose kaga jira qiimeynta, sidaas darteed (5 Dal) oo tabar leh ayey Group la gali doontaa.
Wadamada uu dalkeena ku aadi doono ayaan isha ku heynaa π€ππ½πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Halkaan ayaan kugu soo gudbinaa wax walba oo ku saabsan. πΈπ΄π€
19/06/2023
HAMBALYO! Degmada Caabduwaaq oo ku guuleysatay tartanka degmooyinka Galmudug
27/05/2023
Ciyaaryahan Abdihafid Mohamett aya saxiixay heshiis dib u cusbooneysin ah oo uu naadiga kusii joogaayo mudo afar sanadod ah.
βοΈπ€
21/05/2023
Xulkeena aya marki ugu h**eysa taarikhda dheeli doona 10 kulan oo ka tirsan isreebreebka koobka aduunka, madama CAF ay meesha ka saartay wareega koowaad ee isreebreebka Kaas oo aha mid play off aha, islamarkana xulkeena uu marwalba ku hari jiray wareegaas.
Isreebreebka koobka aduunka 2026 aya ku bilaawan doona group stage oo ka kooban 9 group oo min 6 dal ah groupki.
9 group
6 dal group walba.
Madama Africa ay heshay 9 xubin koobka aduunka soo socda ee 2026 oo laga dhigay 48 dal, halka marki h**e uu aha 32 dal, africana ay ku laheyd Tiro 5 dal oo kaliya.
Xulkeena aya ku group noqon doono 5 dal oo kale Kaas oo kulamo home away ah la cayaari doono dhamaan 5taas dal ee aan isku groupka noqon doono, sidaas ayeena tirada kulamada ku noqon doonaan 10 kulan.
Qori tuurka aan ku ogaaneyno 5ta dal ee aan ku groupka nahy aya la qaban doona bisha julay 12keeda, Kaas oo lagu qaban doono caasimada dalka Benin.
Xiriirka kubada cagta aya Ila iyo hada ka hadlin nidaamka cusub ee Caf ay ku dhawaaqday, warar leysla dhex maraayo aya sheegaya in xiriirka aysan jecleysan in 10 kulan oo Safaro badan lagalaayo yihiin, qarash badan na uu ku bixi doono. Balse cid laga aqbalaayo malaha in uu dalka ka dhumiyo fursad sidaan qaali u ah.
20/05/2023
Manchester City ayaa ku guuleysatay horyaalka England ee Premier League.
Hamablyoooooooooooooooooooo π
20/05/2023
Magacaabis
Ururka kubada cagta jubbaland
aya laacibkii h**e ee dowlada hoose u magacay macalinka 1aad ee xulka jubbaland hogaamin doona ciyaaraha sanadkaan maamul goboleedka dalka
19/05/2023
Waxa maanta garoonka kubada cagta (Waamo) ee Kismayo lagu soo gabagabeeyay horyaalka heerka labaad ee Jubbaland.
Tartankaan oo muddo badan socday, koox walba waxey isha ku heysay iney heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland usoo gudubto.
Kulankii k**a dambeysta wuxuu dhexmaray labada kooxood ee Koban & kooxda Som Gold (Ex Suuqyare).
Ciyaarta waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta ugu sarreysay ururka kubadda cagta Jubbaland oo ay ugu horreeyaan Gudomiye Cumar Maxamed & Gudomiye Ku xigeenka Axmed Cabdulahi Axmed.
Taageerayaal badan ayaa soo buux dhaafiyay garoonka kuwaas oo daawaday ciyaartii xiisaha badneyd, waxaana muuqda in jaceylka loo qabo kubadda cagta uu ku xoogan yahay Jubbaland.
Kooxda Som Gold ayaa koobka ku guuleysatay kadib markii ay 1-0 ku adkaadeen, waxeyna xaqiijiyeen iney usoo baxeen horaalka heerka koowaad ee Jubbaland.
10/05/2023
Kismaayo 10-5-2023 Arbaco.
Ururka Kubada cagta jubbaland Ayaa saka magalada kismaayo Kuso dhaweeyay Qar kamid ah ciyartoyda Xulka Qaranka somalia UN-17 kuwaso kaso jeeda deganada jubbaland.
Sido kale so dhawaynta saka waxa kaso qaybgalay Kabtanki h**e ee xulka Jubbaland Fuad Nokia iyo Qar kamid ah bahda ciyaraha jubbaland.
Ururka ayaana so dhowayn diran u sameyay ciyartoyda weliba iyagoo ku dhiri geliyay in ay si wadan dadalkooda kubada cagta.
Ururka aya sidokle umahad celiyay ciyartoyda madama Ay Sabab unoqden in jubbaland kalin wayn ka qadatay xulka qaranka.
Ururka kubada cagta jubbaland aya weli wada in ay so saran Jiil Da,ayar ah kuwaas oo matala gobolka ilaa Xulka Qaranka.
07/05/2023
Hogaanka Cusub Ee Ururka Kubada cagta Jubbaland Oo wada Dardargelinta Hormarka Ciyaraha Jubbaland weliba Iyagoo Dar Dargelin kuwada So sarista Jiil Cusub Oo ka Qayb qata hormarka Ciyaro ka socda deganada Jubbaland.
Ururka Kubada cagta jubbaland Iyo Wazirka Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Dowlad Goboledka Jubbaland Ayaa malinti shale boqday Garonka Wamo Oo uu diyar gorow ugu socday Xulka Mamul Goboledka Jubbaland.
Ururka Kubada cagta jubbaland oo Ka Go.an In ay so saran Jiil Cusub Ayaana dhiri gelin Iyo Bogaadin udiray Ciyartoyda iyo macaliminta Xulka.
05/05/2023
SHAXDA CAAWA
Xiddigahaan ayaa kusoo bilowday kulanka caawa aan la ciyaareyno Senegal.
Muhudin ayaa kulankiisii ugu horreeyay kusoo bilowday tartankaan iyadoo macalin Nuur Amiin uu kaliya hal isbadal ku sameeyay shaxda kulankii h**e.