Mudane Gudoomiye waxa aad qabatay iyo waxa aad musuq maa Suqday adi iyo ku xigeen kaaga yaa badan
Mide kale barnaamijka ugu danbeyay aad afkaaga ka dhawaajisay 13 qof wacyi galinta eheed imisa ayaad xigtaada cadaalad daro usiisay miyaadan xishoon. tan kale kaararki 200 ehed oo aad 80 aad ka reebateen adi iyo ku xigeen kaaga ayadoo xili abaaro ah dadku wax ay hestaan aysan jirin aad ka reebateen
Hobyo, team
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hobyo, team, Mogadishu.
31/03/2026
DEG DEG: Ilaalada Gaarka ah Godoomiyaha Golaha Shacabka oo hada kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo.
Waa Su,aale Maayarka Degmada Hobyo Osman Ahme # Muxuu la,shir tagay Shirka Maayarada degmoyinka Ee Galmudug ka socda Guriceel?
Sida aan ognahay wax qabad uu qabtay majiraane
Ma dhulkii Xaruntii miriiniska ka hooseyay oo Daahir alisow ka Gatay ayuu shirka ka sheegi doonaa.
(Dhul xaraashe allow bulshada kaa qabo )
Maayarka degmada Hobyo mayahay qof u cadaalad Fala bulshada Ree Hobyo mise waa nin ku suntan qabiileeste iyo ina adeer nimo?
Hay,ad waliba timaad deegaanka oo shaqaale qaadanee ama Mashruuc walba oo deegaanka laga fulinaa 100%95 waa in uu siyaa reerka uu ka dhashay waliba jufo hoosaadka uu ka yahay. Hadii aan nahay ree Hobyo waxaa nagu habsatay ayaan daro weyn #
Dhalinyaradii waxa ay noqdeen kuwo ka raja dhigay riyadii ahaa maalin ayaad haleysaan maamul cadaalad ah oo ka reeban eex iyo ina adeer nimo
Maamulka Degmada Hobyo ayaa noqday mid dhiig miirato ah dadka masaakiinta ah Kaararki loogu talagalay oo ahaa 200 oo 80 ka mid ah ay qaateen Maamulka degmadu. sido kale ma jiro wax horumar ah ay kuso kordhiyeen degmada inta ay xilka hayeen maamulki danbe oo la dhisay, basle taa badal keeda waxa ay gateen dhulkii danta guud
12/08/2021
Xulka kubabada Cagta Ee Degmada Hobyo oo isku diyaarinaaya Tartamada degmooyinka Dowlad Gobaleedka Galmudug
29/08/2018
Degmada Hobyo ayaa Guul taariikh ah ka gaaartay Galabta Degmada Cabudwaaq Cayaar kusoo idlaatay 1:0 Kana dhacday Goroonka Cabdulaahi Ciise ee Magaalada Galkacyo
Degmada Hobyo Ayaa Group (B) ku Hogaamineesa 6 dhibcood Ayadoona usoo Baxday afar dhamaadka Cayaarta
Viva Hobyo Guul
Hobyo gool
29/08/2018
Waxaa daqiiqado ka dib Bilaabaneesa Cayaar aad u xiiso Badan kana mid ah Tartanka Degmooyinka Dowlada Gobaleedka Galmudug State taa oo ka dhacaysa Goroonka Abdulaahi Ciise, Ee magaalo madaxda Gobalka Mudug Ee Galkacyo una dhaxeesa Degamada Hobyo iyo Degmada Cabdudwaaq
Degamada Hobyo oo horay uga soobadisay Degmada Cadaado Ayaa Galabta u Rajaynaynaa in ay horay usii wadato Guulaheeda
VIVA HOBYO TEAM
28/08/2018
Runtii waxaan layaabanahay Ree dhuusomareeb ma dad waalanbaa mise waa dad Maankoodu siyay in ay wax aan jirin abidkood iska dhaadhiciyaan
............................................
Waxaan arkaa sawir ka mid ciyaal ay kasoo aruuriyeen miyiga dhuusomareeb ayna ku been abuuranyaan dhalinyarada Sports ka Degmada Hobyo Runtii xitaa kuma jiro shaqsi Tagay waligiis hobyo iskabadaa in uu yahay ree Hobyo marka waa ayaan daro in ay maanta wali aysan dunida Hormartay aysan lajaan qaadin.
Kabasii darane ayakoo laga dhigay Magaalo Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug
Marka waxaan usheegaynaa Shacab weynaha Ree Galmudug in ay tahay Arin been abuur ah Lagana been abuuranayo Ururka Sports ka Degmada Hobyo
Degmada Hobyo Haltartan Ayay qeyb katahay Kaasoo ah kan ka socda Magaalo Madaxda Mudug Ee Galkacyo Marka walaalaheena Ree dhuusomareeb Haday maan gaabnimo ugeesay Arinta Xun ay Marwalba Ku dhaqmayaan Yaysan sharafta Inooga dheeleen Hobyo waa Magaalo shacabkoodu Mideesan Yahay Sports keedana Mid Yahay
Team ka Hada qeybta Nooga ah Tartanka Degmooyinka Galmudug oo ka socda Galkacyo Guul ayaan Idiin Rajaynaynaa
Viva Hobyo
27/08/2018
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Mogadishu
112233