fc tawakal

Directions

fc tawakal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from fc tawakal, Sports Team, hodan, Mogadishu.

Caawa waxaa hoolka weyn ee Badar nalagu qabtay kulan casho sharaf ah oo lagu guddoonsiinayey koobka ay ku guuleysteen Ko...
19/09/2025

Caawa waxaa hoolka weyn ee Badar nalagu qabtay kulan casho sharaf ah oo lagu guddoonsiinayey koobka ay ku guuleysteen Kooxda Tawakal, kuwaas oo kaalinta koowaad ka galay horyaalka caasimadda Galmudug.

Munaasabadda waxaa si weyn uga soo qeyb galay:
• Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Galmudug
• Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug,
• Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug
• Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud
• Guddoomiyaha Ciyaaraha (Sports) degmada Dhusamareb
• Guddoomiyaha Dhalinyarada

I

Caawa waxaa hoolka weyn ee Badar nalagu qabtay kulan casho sharaf ah oo lagu guddoonsiinayey koobka ay ku guuleysteen Ko...
19/09/2025

Caawa waxaa hoolka weyn ee Badar nalagu qabtay kulan casho sharaf ah oo lagu guddoonsiinayey koobka ay ku guuleysteen Kooxda Tawakal, kuwaas oo kaalinta koowaad ka galay horyaalka caasimadda Galmudug.

Munaasabadda waxaa si weyn uga soo qeyb galay:
• Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Galmudug
• Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug,
• Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug
• Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud
• Guddoomiyaha Ciyaaraha (Sports) degmada Dhusamareb
• Guddoomiyaha Dhalinyarada

Intaas waxaa dheer, Wasiirka Ciyaaraha iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug ayaa ballan qad usameyyay dhalinyarada kuwas ka cawanayay dib udhis ubahan garonka weyna ee casimadda kaaso rogii garonka ka dhamada

Kulanka ayaa ahaa mid aad u heer sareeya oo lagu maamusay dadaalka iyo guusha Kooxda Tawakal, iyadoo sidoo kale lagu dhiirrigeliyey ciyaartoyda iyo bahda kubadda cagta guud ahaan

Hambalyo Kooxda TAWAKAL 🏆⚽️Kooxda geesiyaasha ah ee Tawakal ayaa ku guuleysatay Horyaalka Caasimadda Dhusamareb.Hambalyo...
12/09/2025

Hambalyo Kooxda TAWAKAL 🏆⚽️
Kooxda geesiyaasha ah ee Tawakal ayaa ku guuleysatay Horyaalka Caasimadda Dhusamareb.

Hambalyo & bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ciyaartoyda, maamulka iyo taageerayaasha kooxda guusha taariikhiga ah soo hoysay.

Waxaan sidoo kale si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan bahda sportiga ee dadaalkooda iyo taageeradooda joogtada ah.

Kooxda Tawakal – Guul iyo Gobonimo.

koxda tawakal ayaa kuln final la ciyareyso dhigeyda kooxda dalsan  hadaba maxa no rajeyneysaa galbta
12/09/2025

koxda tawakal ayaa kuln final la ciyareyso dhigeyda kooxda dalsan hadaba maxa no rajeyneysaa galbta

alx alle ayay mahad usugnaty nagarsiyay final sanadkii shanad xirir ah
08/09/2025

alx alle ayay mahad usugnaty nagarsiyay final sanadkii shanad xirir ah

Gudbinta Finalka Kooxda Tawakal 🏆⚽Galabta waxaa dhacaya ciyaar taariikhi ah oo final ah, taasoo ay si geesinimo iyo dada...
08/09/2025

Gudbinta Finalka Kooxda Tawakal 🏆⚽

Galabta waxaa dhacaya ciyaar taariikhi ah oo final ah, taasoo ay si geesinimo iyo dadaal leh uga soo shaqeeyeen wiilasha kooxda Tawakal. Waxaan halkaan ugu diraynaa bogaadin iyo hambalyo dhammaan ciyaartoyda, macalimiinta iyo taageerayaasha kooxda oo si isku duubni iyo karti leh usoo gaaray heerkan sare.

Kooxda Tawakal waa astaanta adkeysi, dulqaad iyo is–garab taag. Maalintan taariikhiga ah waxaan hubnaa inay garoonka ku geli doonaan niyad wanaagsan, kalsooni iyo rabitaan guul.

Taageerayaasha kooxda waxaan leenahay:
🟢 Codkiina iyo taageeradiina ha ka dhicin,
⚪ Guusha waa dadaal iyo isku duubni,
🟢 Tawakal mar walba waa magaca sharaf iyo guul.

Guul ayaan u rajaynaynaa Kooxda Tawakal finalka maanta! 💚🤍

Kulanka galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Tawakal  Fc VS Horncenter Fc🏟 Dhuusamareeb STADIUM 🗒️ 08/09/2025⏰ 03:45:...
08/09/2025

Kulanka galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Tawakal Fc VS Horncenter Fc

🏟 Dhuusamareeb STADIUM

🗒️ 08/09/2025

⏰ 03:45:PM

waxan idinka suga wa guul iyo barti nagala barty aheyd final i. a

04/09/2025

Mahadcelin iyo Ammaan

Kooxda Tawakal FC waxay halkaan uga mahadcelinayaan Boqor Bashiir Xaaji Ciise, oo mar walba garab taagan kooxdeena iyo ciyaartooydeeda. Abaal iyo sharaf weyn ayaan ka leenahay taageerada joogtada ah ee uu bixiyo, taasoo aan marnaba la guddoonsan karin balse qalbiyadeena ku qoran tahay.

Boqorka wuxuu u taagan yahay dhiirigelin, hogaamin iyo garab istaag dhab ah oo aan ku faanno. Waxa uu noo yahay tiir adag iyo hormuud, waxaana mar kasta ku xusuusannaa kaalintiisa qiimaha badan.

Team Tawakal FC iyo dhammaan ciyaartoydu waxay ballan qaadayaan in ay mar walba u taagnaan doonaan magaca, sharafta iyo magacaabista wanaagsan ee uu Boqorku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.

Boqor Bashiir Xaaji Ciise — waxaad tahay garabka iyo geesiga aanu ku faanno!

Ciyaarta oo ahayd mid saaxiibtinimo, haddana waxaa ka muuqday hami, tartan iyo dagaal ciyaareed adag oo labada kooxoodba...
04/09/2025

Ciyaarta oo ahayd mid saaxiibtinimo, haddana waxaa ka muuqday hami, tartan iyo dagaal ciyaareed adag oo labada kooxoodba ay muujiyeen awoodooda iyo diyaargarowgooda kulamada soo socda.

Natiijadii ugu dambeysay waxay ku soo dhamaatay barbaro 3-3 ah, taasoo ka dhigeysa in labada kooxood ay si isku mid ah uga baxeen kulanka, balse taageerayaashu ay heleen ciyaar heer sare ah oo xamaasad iyo goolal badan lahayd

Kulanka Saaxiibtinimo (Friendly Match)Waxaa galabta ka dhici doona garoonka Dusmrep Stadium ciyaar xiiso gaar ah leh oo ...
04/09/2025

Kulanka Saaxiibtinimo (Friendly Match)
Waxaa galabta ka dhici doona garoonka Dusmrep Stadium ciyaar xiiso gaar ah leh oo u dhaxeysa labada kooxood ee:

⚽ Walaalaha FC vs Tawakal FC

📅 Taariikh: 04/08/2025
🕓 Saacadda: 4:00 galabnimo
📍 Goobta: Dusmrep Stadium

Ciyaartan waa mid saaxiibtinimo ah balse leh tartan iyo hammi badan, iyadoo labada kooxoodba ay doonayaan inay muujiyaan awoodooda iyo diyaar garowgooda ka hor kulamada soo socda.

Address

Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when fc tawakal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category