13/11/2024
Shirkadda Ikhwa Travel Agency oo wada shaqeen kala dhexeeya Shirkadda cargo-ga Fariid Express dhanka cargo -ga dhiibista alaabaha iyo keenista gudaha dalka iyo dibadda .
ayaa heshiiskooda wada shaqeen halsano jirsadey , waxaan rajeynaya inuu guul ku dhamaado Insha’allaah.