Scw
Abdirizak mahamud
Ku Soo Dhawaada Asxaabta Qaaliga AhMar Walipa Waxaan Idiin Soo Gudbin Doonaa Waxaad Ka Heshaan Insha,allah sports
22/04/2020
Gaari BL ahaa oo aan cawa ka soo raacay Yaaqshiid waxaa ka daarnaa hees aad u macaan oo ereyadeeda ay ka mid ahaayeen.
Sammaantaada gacaloy
Sinna looma helayoo
Dhaayo cidi ma saarinoo
Sooyaal ma sheegin.
Gabar wadaad iska dhigeysa oo indha shareer xiran ayaa tiri"waryaa darawal alle ka baq oo munkarka naga demi.
Darawalkii ayaa yiri"rikoorka igama kireysan ee kursiga aad fadhiso keliya ayaa kuu kireysan munkarna wax k**a ogide cidiyaha ha igu soo taagin.
Intii dooddu socotay ayaa teleefankii ay sidatay soo dhacay waxaana u saarneyd heesta.
War hadaadan Tumeyn
Ama aadan tageyn
Taswiir camal u taagan tahay
Ma tiirkii magaaladaa tahay.
Darawalkii ayaa inta qoslay yiri"balaayo ku tuntaye iiga deg gaariga tiir alle kaa dhig ma munkaraa munkar ka fiican.
Gabadhii ayaa tiri"adeer ha isku bogin sahal igu tumi meyside tiirka iisoo dhacayna waa adigoo kale.
🤣🤣🤣
sheeko Qosol Badan Funny 🤣🤣🤣
Gaari baa wuxuu galay shil xun kadibne dadkii kujireen gaariga badanaa way dhinteen, 2 nin oo cabtooy baa kusoo leexdeen meeshii shilkii kadibne waxay arkeen nin gacanta ka go'ay oo ooynaayo oo dhahaayo, ala gacanteydii, ala gacanteydii, cabtooy hasoo boodee kulahaa, “Waraa oohinta naga dhaaf, ninkaas xaga jiifo sow ma aragtid, madaxa ayuu ka go'ay mana ooynaayo ee shib naga dheh” 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
25/01/2016
salaanta usaar cankaaga hooyo
25/01/2016
salaanta usaar calnkaaga hooyo
bal daawo qaladaadkawariyayaasha
maxey katiri hodan cabdiraxmaan muqdisho
05/01/2016
all the best
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Laba Dhagax
Mogadishu
252