23/03/2019
https://www.facebook.com/919746751400204/posts/2586505704724292/
World Water Day
Smart Consultancy Firm, Research & Skills Training Center, Mogadishu,Somalia
23/03/2019
https://www.facebook.com/919746751400204/posts/2586505704724292/
World Water Day
22/03/2019
Today is 💧
2.1 billion people lack safe water at home, putting them at risk of:
Cholera
Diarrhoea
Dysentery
Hepatitis A
Typhoid
Polio
https://t.co/WF3wlxNNJe https://t.co/MogLeXz318
Drinking-water WHO fact sheet on water: key facts, access to water, water and health
...... .....
Smart Consultancy Firm waxay bilaabeysaa Koorsooyin Cusub waxaana ka mid ah :
1. Research Methodology
2. SPSS Tools
3. Report Writing Skills
Hadaba si aad uhesho faahfaahin dheeri ah fadlan la soo xiriir :::
Tel: 617050936 ama 616999790 ama E-mail: [email protected]
Booqo Xarunta Smart Consultancy Firm oo ku taalla Degmada Hodon KPP Agagaarka Jamaacadda Salaam .
FG: Isqorista waa ay socotaa ee yaa lagaa buuxinin ee horay ugaar Smart Consultancy Firm.
Mahadsanid
25/03/2018
oo ay taariikhdu ku beegneyd 25 ta March 2018 waxaa ka qalinjinbiyey Xarunta Cilmibaarista iyo Tababarada ee Smart Consultancy Firm dufcaddii ugu horreysay oo dhammeysata koorsooyin kala duwan sida Research Methodology and Data Analysis Software packages , Reposrt Writing iyo Koorsooyin kale .
Xafladda waxaa hadalo kookooban ka soo jeediyey maamulka iyo macallimiinta Smart Consultancy Firm waxayna ku booreeyeen Ardayda inay kobciyaan xirfadooda aqooneed sidoo kale waxaa hadalo ka soo jeediyey xafladda qaar ka kamid ah ardaydii maanta ka qalinjibisay Xarunta Cilmibaarista iyo Tababarada ee Smart Consultancy Firm waxayna u mahadceliyeen maamulka iyo Macallimiinta oo door muhiim ah ka ciyaaray inay ardaydaan bartaan xirfado ay ku shaqeysan karaan.
Ugu dambeyntii xafladda waxaa ay ku soo gabagabowday si wanaagsan.
Smart Comsultancy Firm waa halka aad ka heli kartid Xirfad iyo Aqoon aad ku shaqeysan karto, ka mid noqo bahda Smart consultancy Firm.
Muqdishu-Soomaaliya
Mahadsanid
Abdinasir Abdi Hassan Sa'id Moh'ed Abdi Mudalib Hussein Mohamed Mohamud Afrah Abdiwali Abdulle Idman AG Hassan Ali Hassan Ahmed Elmi
18/03/2018
Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo Xirfad
Soo booqo Xafiiskeena oo ku yaala Degmada Hodon KPP , Agagaarka Jaamacadda Salaam.
Saar Page ka Smart Consultancy Firm si aad ula soco waxaa aan soo gudbinayno.
Tel: 617050936/616999790
.G: Isqorista waa ay socotaa ee ha moogaanin.
Mahadsanid
13/03/2018
Ma Dooneysaa inaad noqoto cilmi baare awood u leh inuu cilmi baaris sameeyo? Sidoo kale ma jeclaanlahayd inaad yeelato xirfado kala duwan oo aad ku shaqeynsan karto?
Hadaba haddii ay jawaabtaado haa ay tahay fadlan horay u gaar Smart Consultancy Firm.
Xarunta Waxa ay kutalaa Degmada Hodon KPP, Agagaarka Jaamacadda Salaam
Tel: 617050936/616999790
.G: Isqorista waa ay socotaa ee ha moogaanin
Mahadsanid
05/03/2018
Ku soo Biir Smart Consultancy Firm si aad u Hesho Aqoon iyo Xirfad
Na Soo booqo, Xafiiskeena wuxuu ku yaalaa Degmada Hodon KPP , Agagaarka Jaamacadda Salaam.
Saar Page ka Smart Consultancy Firm si aad ula soco waxaa aan soo gudbinayno.
Mahadsanid
28/02/2018
Beri waxaa bilaabanaya Seminarkii aan horay idinku sheegay oo Cinwaankiisu yhay:
"Design Thinking and Entrepreneurship For Poultry Production and Management. "
$5
Date:01 March 2018 Khamiis 2:30 pm ilaa 4:00 pm Galabnimo
Date:02 March 2018 Jimco 8:30 am ilaa 11:30 am Subaxnimo
Venue: Smart Consultancy Firm
Hadaba wali Isqorista waa ay socotaa ee iska diiwaan geli Telephone kaan 617050936/616999790 ama horay ugaar xarunteena oo Ku taala agagaarka Jaamacadda Salaam KPP , Degmada Hodon Muqdishu.
Ka soo qeybgalkaagu waa inoo muhiim Fadlan Ka Faaideyso Seminar kaan
Mahadsanid
28/02/2018
Waxaan diyaar u nahay inaan ku barno Aqoon iyo Xirfad hadaba ku soo biir Smart Consultancy Firm .
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=584864858526249&id=575727306106671
| Monday | 06:00 - 23:00 |
| Tuesday | 06:00 - 23:00 |
| Wednesday | 06:00 - 23:00 |
| Thursday | 06:00 - 23:00 |
| Friday | 06:00 - 23:00 |
| Saturday | 06:00 - 23:00 |
| Sunday | 06:00 - 23:00 |