Zubeer Abdullahi

Zubeer Abdullahi

Share

ku sodhawaaw sports page haddii ay tahay markii kugu h**eysay follow nagu sharaf mahadasnid Zubeer

29/12/2023

Garsoorkii dhex-dhexaadinayay kulankii maanta ee Koobka maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

16/12/2023

🚨 Sam Allison ayaa noqon doona garsoorihii ugu h**eeyay ee madow ah ee dhex dhexaadiya Premier League muddo 15 sano ah - waana garsooraha labaad ee taariikhda. 👏🏾
Waxaa cad in aysan waxba ka jirin in nin la jeclaado

11/10/2023

Xidigaha Xulka Qaranka ayaa shalay sameeyay Tababarkoodi ugu h**eeyay ee dalka Marooco.

03/10/2023

1- go’aankan si dhaqso ah ayaa lagu gaaray oo daganan kumeysan jirin

2- VAR team ka waxa ay Check sameyen ayaga oo aanan ogen go’aanka iyo waxa garoonka ka dhacay
Oo sida aad maqli kartan reply operator ka oo aanan garsor xita aheyn ayaa u shegay in on-field decision ka uu ahaaa offside kaas oo goal lagu diiday

3- Marse ciyaarta hadii ay dib u bilaabato VAR Protocol ka ma qabo in uu VAR soo faragalin karo ama xita garsoorka go’aankisi h**e ka laaban karo marka laga reebo Xaalado oo qaas ah oo ay ka midyihiin in qof Jaale ama roose qalad ah la siiyo, xaalado la xirira roose sida violent conduct ama caay lafa gaar ah oo kaliya

4- ciyaarta hadii uu garsooraha dhameyo dabadeda uu VAR ka sheego in tusale Penalty jirto iyada waala ogolyahay waayo ciyarta markas dib meysan u bilaaban, kaliya waxa shardi ah in aysan ciyarta dib u bilaaban

30/09/2023

FIFA MA COURSE

Photos from Zubeer Abdullahi's post 27/09/2023

Waxay ahayd 5 maalin oo u dhiganta 100 maalin
Mahadsanidiin macalimiinteena🙏🏽🙏🏽Alisaid Mohamed FIFA Instructor

Boubaker hannachi FIFA Instructor

Photos from Zubeer Abdullahi's post 23/09/2023

Alxamdullah manta waxa ino bilawday MA coursigii ay sanad walba FIFA u qabato garsoorka somaliyed .

Siminaarkan 5days ayu socon dona manta oo bilaw ahna waxa ka gudubnay Orodkii sanadlaha ahaa.

Photos from Zubeer Abdullahi's post 22/09/2023

Jimco wanaagsan ❤️📸

12/08/2023

🟨Yellow card or 🟥Red card?

04/08/2023

Wanaaga kaa buuxa waa inuu gubi karaa xumaanta kugu hareereysan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu