06/10/2018
SOMALIA AV. RATING: 1422 | Somchess.net It is bordered by Ethiopia to the west, Djibouti to the northwest, the Gulf of Aden to the north, the Indian Ocean to the east, and Kenya to the southwest.
Somali Chess Federation Chess is a one Sports with play for people
06/10/2018
SOMALIA AV. RATING: 1422 | Somchess.net It is bordered by Ethiopia to the west, Djibouti to the northwest, the Gulf of Aden to the north, the Indian Ocean to the east, and Kenya to the southwest.
05/09/2018
Ciyaartoy Soomaaliyeed oo isku diyaarineysa ka qeyb galka tartan caalami ah | Somchess.net Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garow xoogan oo ay ku jiraan ciyaartoy ka socota Soomaaliya oo ka qeyb gelaya tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Shataranjiga kaasi oo ka dhacaya magaalada Batumi oo ka tirsan dalka Georgia.
05/09/2018
2018 Batumi Chess Olympiad: Anti cheating Measures and Procedures | Somchess.net According to the decisions taken by the 2015 Abu Dhabi FIDE Executive Board and the 2016 Moscow FIDE Presidential Board and after clarifications of the FIDE WCOC Commission and FIDE Anti cheating Committee that were applied in the 2016 Baku World Chess Olympiad, the Anti-cheating measures and proced...
Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo doortay guddiyo kala duwan, baaqna u diray bahda waxbarashada | Somchess.net Guddiga fulinta xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna shirkiisa ku doortay ilaa afar guddi oo ka shaqeya howlaha kala duwan ee xiriirka Shataranjiga Soomaaliya.
21/02/2017
http://somchess.net/xiriirka-sataranjiga-oo-agab-guddoonsiiyay-dugsiyada-hoyga-xamar-sawirro/
Xiriirka Sataranjiga oo agab guddoonsiiyay Dugsiyada Hoyga Xamar + Sawirro | Somchess.net Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ayaa Maamulka iyo Ardayda Dugsigaasi waxaa Agab ugu wareejiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Sataranjiga ama Jeeska Soomaliyeed.
Somali Chess Federation Preamble to constitution | Somchess.net There shall be no any political or governmental interference with the rights of the federation or with its individual Associates, like clubs, regions Schools or Universities.
Xiriirka Shataranjiga oo qalab isboorti guddoonsiiyay dugsiga Dhagaxtuur + Sawirro | Somchess.net Xaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu qalab isboorti ku wareejiyay maamulka iskuulkaas, iyadoo qalabkaan uu yahay mid ardayda lagu bari doono ciyaaraha Cheeska oo markii ugu horeysay iskuulaadka dalka…
Webster U. coach pushes workouts to help endurance in chess | Somchess.net Growing up in Hungary as a chess prodigy in a poor family, Susan Polgar wanted to challenge herself physically but lacked the resources for organized workouts at a gym.
20/12/2016
Tartanka Ciyaaraha Shataranjiga oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Hargeysa Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay magaalada Hargeysa ku qabtay tartan ku saabsan ciyaaraha Shataranjiga, iyadoo kooxo ka socda gobolada ay u tarta...
Chess Tournament in Honour of the 25th Anniversary of Independence | Somchess.net On December 12 Kirsan Ilyumzhinov and the 12th World champion Anatoly Karpov took part in the Opening ceremony of the Chess tournament among children in honor of the 25th anniversary of the Republic of Kazakhstan Independence organized by akimat of Astana.
Russian chess master Yuri Yeliseyev dies in Moscow fall | Somchess.net Russian chess master Yuri Yeliseyev, 20, has died after apparently plunging from a balcony on the 12th floor of a Moscow apartment block.
Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo munaasabadda 15-ka May awgeed baaq u diray dhallinyarada | Somchess.net Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhallinyarada munaasabadda 15-ka May, isagoona baaq gaar ah u diray dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.