Sayid Ali Abdullahi

Sayid Ali Abdullahi

Share

Sports Team

03/08/2024

😭😭

Dhacdo xanuun badan.

Wiil shalay kusoo dhaweeeyay xaaskiisa iyo 3 carruur ah oo uu dhalay oo dalka dibeddiisa ku maqnaa ayaa sida la sheegay gabadhii ku dhimmatay weerarka arxan darrada ah ee ka dhacay xeebta Liido.

Caawa markii ay damceen in ay u damaashaad tagaan xeebta Liido, waxaa ku dhacay musiibo ka qorneyd xaga Alle, waxaana geeriyootay xaaskiisa isaguna waa dhaawac oo waxa la geeyay mid ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.

Xaqiijinta warkaan waan ku daba jirnaa, waxii kasoo kordhana waan idin la wadaageynaa.

Cali Aadan Muumin

01/04/2018

Developed By : zubeer cabdulahi
Zlatan Ibrahimovic oo labo gool dhaliyay kulankisii koowaad ee MLS-ka
Ciyaaraha

Zlatan Ibrahimovic ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankiisa kowaad ee uu LA Galaxy u cayaaro, kulan ka tirsanaa horyaalka Mareekanka MSL.

Naadiga LA Galaxy ayaa 4-3 guusha kaga qaadatay dhigeeda Los Angeles FC, weliba waxaa xusid mudan in qeybtii h**e ay ciyaarta 3-0 ku hogaamineysay Los Angeles FC .

Zlatan Ibrahimovic ayaa badal kusoo galay kulankaan daqiiqadii 71-aad kaliya marka uu cayaarta ku jiray 6-daqiiqo ayuu goolkiisa kowaad dhaliyay.

Big Zlatan ayaa goosha naadiga Los Angeles FC kasoo toogtay 38 yard sidoo kalena funaandada siibtay isagoo dabaal deg waali ah sameeyay cayaartana ka dhigay 3-3.

Kulanka ayaa xamaasadiisa cirka isku shareertay iyadoo daafacyada Los Angeles FC qal qal xoogan dareemeen markii Zlatan ay weerarkiisa xamil waayeen.

Kulankan oo lagu daray 5-daqiiqo waxaa cayaarta dhinac kale u rogay iyadoo daqiiqadaha dhimashada lagu guda jiro Zlatan oo 4-3 ka dhigay.

Zlatan ayaa guul taariikhi ah kooxdiisa LA Galaxy oo 4-3 ah ka siiyay naadiga Los Angeles FC kulan soo laabasho wali ah ayay Zlatan iyo kooxdiisa horyaalka Mareekanka ka sameeyeen.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu Banaadir
Mogadishu