Manchester United Somali Fans

Manchester United Somali Fans

Share

Kani waa bogga rasmiga ah ee taageerayaasha Manchester United ee ku hadla Af-Soomaali.

Halkan waxaad ka heli doontaa warar, macluumaad, iyo dhacdooyinka ugu dambeeya ee kooxda.

06/09/2026

FT: Everton 2-2 Manchester United

Manchester United ayaa markale iska lumisay 3-da dhibcood.

United ayaa ciyaarta hoggaanka qabatay, Mbeumo ayaa 46โ€™ dhaliyay, laakiin Everton ayaa qeybtii dambe cadaadis badan saartay.

Sesko ayaa 88โ€™ United u keenay goolka labaad, waxayna u muuqatay in 3-da dhibcood Old Trafford la geyn doono balse last Second Everton ayaa heshay goolka barbaraha.

Dhibka heesto ciyaartoyda waa markasta oo ay hogaan qabtaan malahan mas uuliyada mid kasta wuu is dhigtaa.

-Maankiz

Photos from Manchester United Somali Fans's post 06/09/2026

Manchester United waa kooxda ugu badan ee biraha garaacday tiro 24 jeer ayay kubbadda birta kaga dhacday tan iyo bilowgii xilli ciyaareedkii h**e sidoo kale ma jiro ciyaaryahan ka badan Bruno Fernandes oo isna tiro lix jeer ah ay kubbadda birta goolka kaga dhacday.

-Khadar Ahmed Rabiile

06/09/2026

HT: Everton 0-0 Manchester United

Aragtidaada qeybta horre ?

-Maankiz

06/09/2026

Shaxda rasmiga kooxda Manchester United

Carrick oo isla shaxdii horre ku soo gallay iyo Sesko oo weli keydka iska dhex fadhiyo!

Aragtidaada?

-Maankiz

06/09/2026

Marcus Rashford xilli ciyaareedkan dhowr waxyaabood ayuu tiigsan karaa, 11 gool ayaa uga dhiman inuu 100 gool ka dhaliyo Premier League-ga, 12 gool ayaa uga dhiman 150 gool oo uu u dhaliyo Man United tartamada oo dhan.

Sidoo kale 13 gool ayuu baahan yahay si uu uga mid noqdo 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan taariikhda kooxda.๐Ÿ”

-Khadar Ahmed Rabiile

06/09/2026

๐—ž ๐—จ ๐—Ÿ ๐—” ๐—ก ๐—ž ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐‡๐Ž๐‘๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐๐‘๐„๐Œ๐ˆ๐„๐‘ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„

๐ŸŽฎ Everton ๐Ÿ†š Manchester United
๐ŸŸ Garoonka: Hill Dickinson Stadium, Liverpool
โฐ Wakhtiga: 04:00-pm, xilliga geeska Afrika
๐Ÿ—“Taariikhda: Axad, 2026-September-06th
๐Ÿ‘ค Garsooraha: John Brooks
๐Ÿ–ฅ VAR: Paul Howard

โ— Manchester United ayaa 6 ka mid ah 8-dii kulan ee ugu dambeeyey ee Premier League ay Everton la ciyaartay badisay, iyadoo 5 kulan shabaqeeda ilaashatay.

โ— Tababare Michael Carrick ayaa muddadiisii labaad ee Man United ka helay 42 dhibcood 19 kulan oo Premier League ah, waana tiradii ugu fiicnayd horyaalka muddadaas.

โ— Bruno Fernandes ayaa ah gooldhaliyaha ugu sarreeya Premier League, isagoo 3 gool dhaliyay labadii kulan ee ugu horreeyey.

โ— Manchester United ayaa 6 kulan oo xidhiidh ah ku guuldarraysatay inay shabaqeeda ilaashato.

Saadaashaada kulanka galabnimo โฌ‡๏ธ

- Zakariye Fooxaali

05/09/2026

Bruno Fernandes ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa Manchester United bishii August.

-Khadar Ahmed Rabiile

Photos from Manchester United Somali Fans's post 04/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ| RASMI: Waa kuwan 25-ka ciyaaryahan ee ay Manchester United u gudbisay UEFA xilli ciyaareedka 2026/27.

Goolhayeyaasha: Karl Darlow, Tom Heaton, Senne Lammens, Dermot Mee.

Difaacyada: Diogo Dalot, de Ligt, Dorgu, Ayden Heaven, Maguire, Lisandro Martinez, Mazraoui, Luke Shaw.

Khadka dhexe: Carlos Baleba, Bruno Fernandes, Mount, Andrey Santos, Tielemans, Ugarte.

Weerarka: Amad, Cunha, Mbeumo, Rashford, ล eลกko, Tynan Thompson+, Joshua Zirkzee.

-Khadar Ahmed Rabiile

Photos from Manchester United Somali Fans's post 03/09/2026

RASMI: Manchester United ayaa Premier League u gudbisay liiska ciyaartoyda kooxda ee xilli ciyaareedka 2026/27.

Goolhayeyaasha: Karl Darlow, Tom Heaton, Senne Lammens, Dermot Mee.

Difaacyada: Patrick Dorgu, Diogo Dalot, Matthijs de Ligt, Harry Maguire, Lisandro Martรญnez, Noussair Mazraoui, Luke Shaw.

Khadka dhexe: Carlos Baleba, Bruno Fernandes, Mason Mount, Andrey Santos, Youri Tielemans, Manuel Ugarte.

Weerarka: Amad Diallo, Matheus Cunha, Bryan Mbeumo, Marcus Rashford, Benjamin ล eลกko, Joshua Zirkzee.

FG: Liiskan waxaa ku jira xiddigaha 21 sano ka weyn. Ciyaartoyda ka yar 21 sano, sida Kobbie Mainoo, Ayden Heaven iyo Leny Yoro, waxay ku jiraan liiska ciyaartoyda daโ€™yarta ee kooxda.

-Xiinkey Hajji

Photos from Manchester United Somali Fans's post 03/09/2026

๐Ÿ“ธ| Diyaar garowga kulanka axada ee Everton. ๐Ÿ”ด๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ

-Khadar Ahmed Rabiile

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu