16/08/2017
Real Madrid π Barcelona
lugta labaad Super Cup
Wednesday :16 August π
12:00 βsaqda dhexe,
Makah Channel Abu Dhabi πΊ, ON SPORT
Saadaasha kabixi ππ
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bashir mohamed, Mogadishu.
16/08/2017
Real Madrid π Barcelona
lugta labaad Super Cup
Wednesday :16 August π
12:00 βsaqda dhexe,
Makah Channel Abu Dhabi πΊ, ON SPORT
Saadaasha kabixi ππ
13/08/2017
LIVE KULANKA MANTA
Barcelona vs real Madrid
Tartanka super cop π
Taarikhda 13/8/2017 π
Garonka camp nowπ‘ saacadaha 11:00 habenimo β°π°
Saadasha kabixi π
11/08/2017
Madrid ayaana ku guuleysan doonta La Liga sida la saadaaliyay, Kombiyuutarada Gracenote ayaana bixiya mar walba saadaal macquul ah.
Min 90-dhibcood iney heli doonaan kooxaha Real Madrid & Barcelona sida saadaasha ku qoran balse Madrid ayaa ku guuleysan doonta La Liga markii labaad oo xiriir ah.
Adna maxay kulatahay waxaan filaya waad kuraacday sadashan
10/08/2017
10/08/2017
"Kuma dhamaystirni halkan π Meeyey Midabki cadaa , meyey Ramosππ meeday Farxadii Marcelo Kuma Arkayo Geeskayga bidix π Ma Garanayo siduu wakhtigu Markiiba isku badallay een ku imid durtadiiba halkan"
-Pepe oo jooga Meel an ku Haboonayn π
07/08/2017
PSG oo markaan diirada saaratay Kylian Mbappe πππππ
Weerar yahanka reer France ayaa goβaansaday inuu isaga tago kooxdiisa Monaco kadib markii ay ka tageen kooxda xidigihii la qaaday horyaalka xiliciyaareedkii h**e.
LβEquipe ayaa baahisay in milkiilaha PSG uu markaan doonayo in kooxdiisa uu u sameeyo weerar seddex afle ah kaas oo ka kooban Cavani, Neymar iyo Mbappe
Wararka ayaa intaa ku daraya in Kylian Mbappe uu la dhacsanyahay mashruuca PSG, waxaana caawinaya goβaankiisa ku soo biiridii Neymar.
Wuxuuna u arkaa ka garab ciyaarida Neymar mid muhiim u ah waayihiisa, PSG ayaana haatan wada xaajood la bilaabaysa kooxda Monaco.
Kylian Mbappe ayaa noqon doona laacibka labaad ee ugu qaalisan aduunka kadib Neymar, Monaco ayaa horay u sheegtay in 180 milyan oo euro ay ku iibin doonto laacibkeeda.
07/08/2017
:-
Zidane oo ku dhawaaqay Liiska uu ula Safrayo Mecedonia Iyo Halyeey Ronaldo oo Ku Jira.
Warkaan Ka Qariya Reer Man United Nasiibkiinaa qabtin
07/08/2017
oo dooneysa in saxiixa Draxler uga aargoosato PSG πππππ
waxa ay qorsheneysaa in ay la soo wareegto Draxler si ay uga aar gudato Paris Saint β Germain.
Paris Saint β Germain waxa ay Β£198million uga iibsatay Barcelona kabtanka Brazil ee .
Waxa ay iminka u muuqataa in Barca ay dooneyso xiddigga reer Germany in ay ku bedesho.
Sida laga soo xiganayo Bild, wakiilka Draxler, Roger waxaa lagu arkay Barcelona.
Ma cadda in uu dilaalku Barcelona u joogay wadaxaajood balse aayaha Draxler mugdi ayaa soo galay kaddib markii uu yimid Neymar.
23 jirka bishii Janaayo ayuu Β£38million ugu soo biiray PSG waxa uuna dhaliyey 4 gool.
Hase ahaatee, Barcelona waxaa ka goβan helidda badalka Neymar.
Bartilmaameedkooda kowaad waa Philippe Coutinho oo ku qaadanaya aduun dhan Β£120m.
05/08/2017
: Kooxda Barcelona oo β¬120m ku raadinaysa Paulo Dybala si uu booska Neymar u buuxiyo
04/08/2017
ka dhiiboππ
laacib midkood inu baxo waa lagu qasban yahay si loo keeno Mbappe πππ
BBC kee ka saari laheed adiga ????πππππ