Wixi ku dhafay

Wixi ku dhafay

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wixi ku dhafay, Muqdisho-Somalia, Mogadishu.

Photos from Ciyaar Bile's post 16/02/2023

Waxa si wacan uso xirmay tartanki kubada cagta e u dhaxey lixda GYM e A&A GYMS kaso ay manta final isla dhelen A&A FLORENCE GYM VS A&A ARWO-IDKA...

Waxa ay A&A FLORENCE GYM noqotay ku gulestayasha tartanka kaso aha ki ugu h**eyey e laqabto nocisa......

Waxa lenahay A&A FLORENCE GYM HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO💐🥳🎊💐

23/01/2023

Subah Wanagsan dhaman dhalinyarada iyo dhalinyarada cuslatay........come to gym

21/01/2023

Waxa gabagabo ah Tartanka kubada cagta e xarumaha GYMka A&A......kobka kasocdo Garonka Tayo Stadium e N4

20/01/2023

Tartanka kubadda cagta o udhaxeyo lixda GYM ee A&A. Waxo kasocda Garonka Tayo Stadium malmaha Khamista iyo Jimcaha 4:40pm ila 6:00pm.

20/01/2023

A&A GYMS qeybtisa Sayidka.........

14/07/2022

When you have a good heart ❤

You help 🤚 too much
You trust ✔ too much
You give 🤌 too much
You love ❤ too much

And it always seems you hurt 😞 the most

Jum'a Mubarak............

06/07/2022

🥳1st year Anniversary for A&A GYMS BAR-UBAH, ARWO-IDKA 2022 🥳🥳💐

29/06/2022

(والفجر وليال عشر)

Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu Ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu h**eysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu h**eyso bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laga soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.

5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga.

6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.

7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii h**e iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا)

10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.

"An ku dadalno dikriga, ducada, qur'anka aqriska, sadaqada, iyo dhammn wixi acmal ah oo wngsn"

Ilaahow kuwa loo dambi dhaafo nagu dar.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Muqdisho-Somalia
Mogadishu
12345

Opening Hours

Monday 05:30 - 22:00
Tuesday 05:30 - 22:00
Wednesday 05:30 - 22:00
Saturday 05:30 - 22:00
Sunday 05:30 - 22:00