12/05/2026
CR7 oo qalbi jabay ilbiriqsiyo ayadoo dhiman ayuu horyaalka qaadi waayay, madaxweyne Perez afka furtay, Barca oo Real usoo jawaabtay:
CR7 oo qalbi jabay ilbiriqsiyo ayadoo dhiman ayuu horyaalka qaadi waayay, madaxweyne Perez afka furt
fadlan subscribe, like, share, comment
12/05/2026
Ma Ogtihiin caawo waxaa iska leh atooraha aduunka ka dhaxeeyo Superstar Jackie Chan nin weyn Legend ah:
Ma Ogtihiin waxaa iska leh atooraha aduunka ka dhaxeeyo Superstar JACKIE CHAN nin weyn Legend ah
fadlan subscribe, like, share, comment
12/05/2026
Al Nassr waa habaaran yihiin waxaan kaloo dhaho ma aqaan!
12/05/2026
Hogaamiye Vijay dikreetada kowaad soo saaray wuxuu ku amray 700 dukaan qamri lagu iibiyo lagu xiro, OTT ga filimo waa weyn todobaadna lasoo galinaayo iyo filimada waa weyn tiyaatarada la saarayo:
Vijay dikreetada kowaad soo saaray wuxuu ku amray 700 dukaan qamri lagu iibiyo lagu xiro, OTT films
fadlan subscribe, like, share, comment
12/05/2026
Shirka jaraa’id Pep Guardiola, Hansi Flick qabteen, Carragher oo dhahay Slot jaanis yaan la siinin, Jose waa imaanaa Real, Ben White dhaawaciisa, Carvajal & Morata xulka Spain laga reebay:
Shirka jaraa’id Pep Guardiola, Hansi Flick qabteen, Carragher oo dhahay Slot jaanis yaan la siinin!
fadlan subscribe, like, share, comment ...
12/05/2026
Labadan macalin midkee Chelsea u doori laheyd inuu maamulo?
12/05/2026
Macalin Fabregas wuxuu leeyahay inaan Real Madrid qabto diyaaraan u ahay anigana waxaan leeyahay ka joog meeshaas Alonso ayaa ku qaldamay.
12/05/2026
Kaartada Agaasime Deco dajiyay: Barca waxay gadeysaa Kounde & Balde lacagtaas waxaa lagu keenaa Gordon (Mundo Deportivo)
12/05/2026
Wax walbo ayay dalbaneysaa Trisha ayadoo ka faa’iideesaneyso guusha Vijay, Dhurandhar 2 1000 Crore Af Hindi kaliya kusoo xareeyay sida shabakada BOI shaaca ka qaaday waa iskoor kale:
Wax walbo ayay dalbaneysaa Trisha ayadoo ka faa’iideesaneyso guusha Vijay, Dhurandhar 2 1000 Crore
fadlan subscribe, like, share, comment
12/05/2026
WARGESYADA Caawo Saudi Pro League ayay ka shidan tahay Al Nassr vs Al Hilal, Chelsea go’aan qaata, dabaal dega Barca, dhismaha Real, buuqa Milan ka dhex taagan iyo xanta suuqa:
WARGESYADA Caawo Saudi Pro League ayay ka shidan tahay Al Nassr vs Al Hilal, Chelsea go’aan qaata.
fadlan subscribe, like, share, comment ...
12/05/2026
Arsenal waa faraxsan yihiin madaama garsooraha Jarmalka ah Daniel Siebert ciyaarta Final PSG wajahayaan uu qaban doono.
Sababtana waxay tahay kulankii Sporting lugta kowaad kasoo badiyeen iyo cayaartii Atletico lugta labaad Semi Final ka ay ka badiyeen isaga u haayay.