Zakarie Abdi

Zakarie Abdi

Share

Waa Page-keyga Rasmiga Ah: Waxaan Kusoo Qori Doonaa Cayaaraha, Aflaanta iyo Arimaha Bulshada.

12/05/2026

Al Nassr waa habaaran yihiin waxaan kaloo dhaho ma aqaan!

12/05/2026

Labadan macalin midkee Chelsea u doori laheyd inuu maamulo?

12/05/2026

Macalin Fabregas wuxuu leeyahay inaan Real Madrid qabto diyaaraan u ahay anigana waxaan leeyahay ka joog meeshaas Alonso ayaa ku qaldamay.

Photos from Zakarie Abdi's post 12/05/2026

Kaartada Agaasime Deco dajiyay: Barca waxay gadeysaa Kounde & Balde lacagtaas waxaa lagu keenaa Gordon (Mundo Deportivo)

12/05/2026

Arsenal waa faraxsan yihiin madaama garsooraha Jarmalka ah Daniel Siebert ciyaarta Final PSG wajahayaan uu qaban doono.

Sababtana waxay tahay kulankii Sporting lugta kowaad kasoo badiyeen iyo cayaartii Atletico lugta labaad Semi Final ka ay ka badiyeen isaga u haayay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hodan District
Mogadishu