Ciyaaraha manta

Ciyaaraha manta

Share

ku soo dhawaaw page ka ciyaaraha ee deeq darajo
"ila noqo saxiib dhow" ("Like iyo follow").

10/06/2026

Barcelona maku iibsan doonto qandaraaska 30ka million ee Rashford, Laacibka ayaa dib ugu laaban doona united 😝😝

10/06/2026

Best refree in Africa ku soo dhawaaw dalkaaga hooyo 🌍

Omar Abdulkadir Artan

09/06/2026

🚨Manchester United ay xiseyneyso captain ka Tottenham Cristian Romero.

United aya isku diyarineyso iney dalab ka gudbiyan dafacan reer Argentina.

09/06/2026

Real Madrid ayaa dalab gaaraya €150M ka gudbisay Julian Alvarez.

Atletico Madrid aya so diiday dalabkas ❌

09/06/2026

😳 Kylian Mbappé ayaa dhaliyay goolal ka badan France marka loo eego ciyaartoyda kale ee loo xushay kooxda Koobka Adduunka.

β€’ MbappΓ©: 56 gool
β€’ Dhammaan ciyaartoyda kale ee France ayaa loo yeeray: 25 gool

09/06/2026

🚨 Macalin José Mourinho ayaa galabta ka degi doona magaalada Madrid si uu u bilaabo shaqadiisa cusub✈️

π“π‘πž π’π©πžπœπ’πšπ₯ 𝐎𝐧𝐞 𝐒𝐬 ππšπœπ€πŸ‘”πŸ”₯

09/06/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Real Madrid ayaa qorsheyneysa dalabka qandarakiisa lagu jabin karo Nico Schlotterbeck, sida ay ku warameyso BILD. ✍️βšͺ️

Waxaana lagu burburin karaa β‚¬πŸ“πŸŽπŒ-β‚¬πŸ”πŸŽπŒ. πŸ’°

09/06/2026

Al-Hilal iyo Al nassr ayaa diyaarinaya in ay dalab gaaraya 80 million in ay ka gudbiyaan Raphinha iyagoo usoo bandhigi doona heshiis 4 jibaaraaya mushaharka uu haatan Ka Qaato Barcelona (Mundo Deportivo)

Photos from Ciyaaraha manta's post 09/06/2026

Garsoore Omar Cabdulkadir Artan ayaa si rasmi ah uga haray Koobka Adduunka 2026, isagoo ku soo laaban doona Muqdisho

Rajadii ay Soomaali badan isha ku hayeen ayaa halkaas ku soo idlaatay. πŸ‡ΈπŸ‡΄

09/06/2026

🚨Qiimaha ay West Ham ku dooneyso Mateus Fernandes waa £85m. Manchester United ayaa wadahadal toos ah la leh wakiilladiisa si ay u fahmaan qiimaha heshiiska suurtagalka ah.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu