14/04/2026
3 jeer ayay Atletico Madrid ku Barcelona ku rebtey wareega 8-dhamaadka Champions League 🏆
2014 Atletico Madrid ayaa soo gudubtay
2016 Atletico Madrid ayaa soo gudubtay
2026 Atletico Madrid ayaa soo gudubtay.
14/04/2026
Paris Saint-Germain ayaa guul raaxo leh ka gaartey Liverpool iskana xaadirisay wareega Semi-finalka tartanka Champions League.
Iyagoo sugi doonta bayern Munich vs Real Madrid.
14/04/2026
Atlético Madrid ayaa ka ciribtirtey Barcelona tartanka Champions League, iskana xaadirisay Semi- finalka tartanka.
Atlético Madrid dheel dheel ma ahan 🤨
13/04/2026
FT: 🔴 Manchester United 1-2 Leeds United ⚪️
Man united ayaa guuldaro kala kulantey leeds.
Leeds United ayaa kulan horyaalkaah ku garaacay Man United old Trafford markii ugu horreysay tan iyo bishii Febraayo sanadkii 1981-kii, waana muddo laga joogo 45 sano ah.!
13/04/2026
Real Madrid waxay xiisaynaysaa Schlauterbeck inkastoo qandaraaskiis cusub ucusbooneysiiyey Borussia Dortmund .
Qandaraaskiisa cusub waxaa ku jira shuruud ganaax ah oo ku dhow € 60 milyan 👀
12/04/2026
Manchester City ayaa si raaxo leh U Garaacday Chelsea, Xilli Ay Xaalka Kusii Xumeysay Kooxda Ay Ku Loo Lamayaan Horyaaka Ee Arsenal.
11/04/2026
Bayern Munich ayaa dhalisay 104-gool oo horyaalka Bundesliga seasonkan iyadoo kulamo kale dhiman yihiin 💥
Waxay jabiyeen isla rikoorkoodii 1971-72 ee ahaa 101 goool 🤝
11/04/2026
Igor Thiago ayaa caawa dhaliyay goolkiisii 21 aad isagoo 1 gool ujira Erling Haaland 22 gool kabta dahabka ah 👀
11/04/2026
Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartey Fulham horyaalka Premier league waxeyna wa weyna ku soo laabteen wadada guulaha.
11/04/2026
Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartey dariskooda Espanyol waxeyna talaabo muhiim ah uqaadey hanashada horyaalka Laliga.
11/04/2026
Arsenal 1 vs Bournemouth 2
Arsenal ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantey Bournemouth horyaalka premier league Gunners ayaa hada hogaanka ku heysa 9 dhibcood.
Man cityna labo kulan ayaa baaqi u ah 🤗
10/04/2026
FT: ⚪️ Real Madrid 1-1 Girona 🔴
Real Madrid ayaa barbaro la dhaafi weysey Girona kulan ka tirsan horyaaalka Laliga.
Real ayey ubadan in ay sanadkii labaad oo xariir ah koob la aan bixi doonto 😃