Dekedda Sports Club

Dekedda Sports Club

Share

Welcome to the Official Page of Dekeda Sports Club

Photos from Dekedda Sports Club's post 27/08/2026

πŸ€πŸ”₯ GUUL WEYN! πŸ”₯πŸ€

Kooxdeena Basketball-ka ayaa maanta guul weyn ka gaartay Kooxda Feero, kadib markii aan kaga adkaannay 63–44. πŸ’ͺπŸ†

Ciyaar heer sare ah, dadaal iyo isku-duubni ayey kooxda muujisay. πŸ‘πŸ½πŸ”₯

Hambalyo ciyaartoyda iyo dhammaan bahda Dekedda sc

Photos from Dekedda Sports Club's post 25/08/2026

Maamulka Naadiga Dekedda SC ayaa booqasho ugu tagay Xasan Sheekh Aways Joorje, goolhayihii h**e ee Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Naadiga Dekedda SC, kaas oo qaliin wadnaha ah loo sameeyay.

Booqashada ayaa ahayd mid loogu muujinayo garab istaag, duco iyo dhiirrigelin, iyadoo maamulka Naadigu Alle uga baryay inuu caafimaad taam ah siiyo

18/08/2026

Booqasho Dhiirrigelin ah πŸ€πŸ’™

Guddoomiyaha naadiga ayaa booqasho ugu tagay isbitaalka ciyaaryahan Abdalla Maney, kaas oo qalliin lagu sameeyay.

Booqashada ayaa ahayd mid loogu muujinayay garab istaag iyo taageero, iyadoo dhammaan intii booqashada ku wehelisay ay u rajeeyeen soo kabasho degdeg ah iyo caafimaad taam ah.

Caafimaad degdeg ah ayaan kuu rajaynaynaa Abdalla Maney. 🀲⚽️

Photos from Dekedda Sports Club's post 17/08/2026

πŸ€πŸ”₯ GUUL WEYN! πŸ”₯πŸ€

Kooxdeena Basketball-ka ayaa maanta guul weyn ka gaartay Plasma University, kadib markii aan kaga adkaannay 84–36. πŸ’ͺπŸ†

Ciyaar heer sare ah, dadaal iyo isku-duubni ayey kooxda muujisay. πŸ‘πŸ½πŸ”₯

Hambalyo kooxda! Guushu waa wadajir. πŸ€

Photos from Dekedda Sports Club's post 16/08/2026

Wishing You a Quick Recovery 🀲⚽

Ciyaaryahankeena Abdalla Maney ayaa qaliin ACL ah galaya.

Kooxda Dekedda SC waxay kuu rajaynaysaa qaliin guul leh, caafimaad iyo soo kabasho degdeg ah. Waxaan rajaynaynaa inaan si dhaqso ah garoonka mar kale kuugu aragno. πŸ’™βš½

Stay strong, Abdalla Maney. Quick Recovery! πŸ’ͺ

14/08/2026

HAMBALYO GAADIIDKA FC

Maamulka, ciyaartoyda iyo dhammaan bahda Dekedda SC waxay hambalyo u dirayaan Gaadiidka FC oo ku guuleysatay Somali National League 2025/26.
Hambalyo Gaadiidka FC β€” Champions! πŸ†

14/08/2026

Tacsi iyo Xusuus

Galabta kooxda Dekedda Sports Club ee Dekadda muqdisho ayaa ciyaaray kulankoodi ugu dambeeyay ee horyaalka, iyadoo ciyaartoyda iyo Maamulka kooxdu ay si sharaf iyo xushmad leh u xuseen Marxuum Cabdullaahi Cali Nuur, oo ahaa Maareeyihii h**e ee Dekedda Muqdisho, oo geeriyooday dhawaan.

Waxaan mar kale tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan bahda Maamulka Dekedda Muqdisho.

Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Cali Nuur, Janatul Firdowsana haka waraabiyo. Aamiin.

Photos from Dekedda Sports Club's post 14/08/2026
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hamar Jajab District, Port Road
Mogadishu