28/05/2024
Ku guuleyste yaasha dhaman shanta horyaal ugu waa weyn yurub..🧠🎉🏆⚽️
Hoyga Ciyaaraha somaliya
sportswriters�
28/05/2024
Ku guuleyste yaasha dhaman shanta horyaal ugu waa weyn yurub..🧠🎉🏆⚽️
28/05/2024
DegDeg.. Chelsea ayaa xaqiiqisey in aya ogolaatay inay Enzo Maresca u magacawdo heshiis shan sano ah ilaa 2029! 🔵✍️
28/05/2024
Xiddigaha ugu fican xilli ciyaareedka ee league 2023/2024 ayaa lasoo saaray ......
27/05/2024
Hubaal RAMOS wuxuu ka dhalin dhadan yahay Toni kroos 100
_ Pirlo 86
_ Modric 109
_ Iniesta 107
Iyo kuwo kale oo kubada laga xushmeeyo.........
27/05/2024
Deg Deg # # Liiska k**a dambeysta xulka kubada cagta Spain ayaa lagu dhawaqay maanta
Kuwas oo ku matali doono EURO 20024 oo ka dhici dono Germany....
26/05/2024
🔴 🟡 Galatasaray ayaa hadda ku guuleysatay koobkoodii 24-aad ee Turkish-ka iyagoo leh 1️⃣0️⃣2️⃣ dhibcood! 🏆✨ icardi xitaa waa caafimadeyy.,..
25/05/2024
Taasi waa koox aad u fiican! 💫 Intee ayay gaari doonaan Euro? 🇹🇷
25/05/2024
Bernabeu wuxuu macsalaameeyay Toni Kroos 🤍
25/05/2024
NEWS # # Ciyaaryahanka bisha ee Getafe
25/05/2024
Xiddiga kooxda MCC Xasan Cabdi Nuur Geesey Xasaasi iyo xiddiga kooxda Elman Sc ee Xasan Santoos ayaa lagu arki donaa tartan dhawaan laga ambaqaadi doono DDS....Dowlad Deeganka somalida Ethiopia.........📠
25/05/2024
Deg.Deg # Manchester United oo koobkedii ugu horeyey ku guuleysatay xilli ciyaaredka 2023/2024....xilli laga yaabo varen etc. #..