17/02/2026
Ramadan Kareem 🌙 (رمضان كريم)
ku soo dhawoow Daily Football Somali, waxaan soo gudbinaa dhacdooyinka ku saabsan kubada cagta dalke
17/02/2026
Ramadan Kareem 🌙 (رمضان كريم)
16/02/2026
KALASAREYNTA HORYAALKA SOMALI NATIONAL LEAGUE 25/26
KOXDAADA KAALINTEE AYEEY KU JIRTAA NALAWADAAG ?
16/02/2026
Naadiga Elman SC ayaa Guul kagaartay Dhigeda Kooxda Jazeera Sports Club
16/02/2026
Qeebta H**e ee kulanka Ayaa Barbaro Ku soo idlaaday.
16/02/2026
Kulanka udanbeeya Kulamada 1-aad ee SOMALI NATIONAL LEAGUE 25/26
Yaad isleedahay waa eey adkaan kartaa galabta?
Elman SC vs Jazeera Sports Club
Kalasoco Natiijada Kulanka 👉 Daily Football Somalia
15/02/2026
Koxda GAADIIDKA FOOTBALL CLUB oo guul raaxoleh kagartay Nadiga JUBBA FC
15/02/2026
Qeebta H**e ee kulanka GAADIIDKA FOOTBALL CLUB ayaa hogaanka heeyso.
15/02/2026
Kulan Katirsan Horyaalka SOMALI NATIONAL LEAGUE 25/26
Waxaana wada ciyarayo Nadiyada kala Ah vs GAADIIDKA FOOTBALL CLUB
Sadali ciyaarta maxey ku soodhamaan kartaa ?
Kalasoco Natiijada kulanka 👉 Daily Football Somalia
14/02/2026
Kooxda Mogadishu City Club oo guul dirqi ah kagartay Naadiga LL pp jeenyo
14/02/2026
Qeebta H**e ee kulanka Mogadishu City Club ayaa hogaanka heeyso.
14/02/2026
Kulan Katirsan Horyaalka SOMALI NATIONAL LEAGUE 25/26
Waxaana wada ciyarayo Nadiyada kala Ah LL pp jeenyo vs Mogadishu City Club
Sadali ciyaarta maxey ku soodhamaan kartaa ?
Kalasoco Natiijada kulanka 👉 Daily Football Somalia
13/02/2026
Nadiga Badbaado Fc oo guul raaxoleh kagartay Kooxda Gantaalaha Football Clup