Ipswich Town Somali Fans

Ipswich Town Somali Fans

Share

Kusoo dhawaada Page ka kooxda Faca Wayn Ee Ipswich Town Somali Fans Follow Nasoo Dhaha Saaxibayaal

02/04/2025

FT: Bournemouth 1 Ipswich 2

Caawa guul muhiim ah ayaa ka gaarnay kooxda yar ee Bournemouth.

Hambalyo Ipswich fans.๐Ÿ’™



Hanad Adam

15/02/2025

FT: Aston Villa 1 Ipswich Town 1

Premier league garsoore majoogo nacalada roose been ah ayay nasiiyeen ilmahan Villa bareejo ilama galeen waa garaaci lahaa xiligan.๐Ÿ”ฅ

01/02/2025

FT: Ipswich 1 Southampton 2

01/02/2025

HT: Ipswich 1 Southampton 1

Ilmahan 45 ta dambe ayaa kala direena come on Ipswich. ๐Ÿ”ฅ

01/02/2025

Kulanka maanta ๐Ÿ‘

๐ŸŽฎ Ipswich Town ๐Ÿ†š๏ธ Southampton
๐Ÿ† Premier League Round 24
๐Ÿ“ Taarikhda: February 1/2/2025
โฑ๏ธ Saacada: 6:00 Maqribnimo
๐ŸŸ Portman Road Stadium

๐Ÿ’ช Come on Ipswich ๐Ÿ’™

Photos from Ipswich Town Somali Fans 's post 23/01/2025

Welcome To Ipswich Julio Enciso ๐Ÿ’™๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พ

Hanad Adam Qabiir Hambalyo nasoo dheh saxiix wayn ayaynu sameenay Manchester United ayaa ka dulqaadnay

21/01/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšœ Julio Enciso to Ipswich Town, here we go.

Ipswich ayaa amaah kula soo wareegtay laacibka kooxda Brighton ee Enciso.

( Romano)

16/01/2025

Shaxda rasmiga ah aynu ku wajahayno kooxda Brighton.

08/01/2025

๐ŸšจJaden Philogene to Ipswich Town, Here We Go.

Ipswich ayaa ยฃ21m kula soo wareegtay laacibka garabka uga ciyaara kooxda Aston Villa ee Philogene.

Xidigan ayaa tijaabada caafimaadka mari doona ber subax.

( Romano)

Abdirisak Isloow

05/01/2025

FT: Fulham 2 Ipswich 2

Ilmihii Fulham xilli xun ayay naga barejeyeen Chelsea fans ayaa ciil inoo qabay oo gambar noo dhigatay maanta.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Hodan
Mogadishu
23456789