02/04/2025
FT: Bournemouth 1 Ipswich 2
Caawa guul muhiim ah ayaa ka gaarnay kooxda yar ee Bournemouth.
Hambalyo Ipswich fans.๐
Hanad Adam
Kusoo dhawaada Page ka kooxda Faca Wayn Ee Ipswich Town Somali Fans Follow Nasoo Dhaha Saaxibayaal
02/04/2025
FT: Bournemouth 1 Ipswich 2
Caawa guul muhiim ah ayaa ka gaarnay kooxda yar ee Bournemouth.
Hambalyo Ipswich fans.๐
Hanad Adam
15/02/2025
FT: Aston Villa 1 Ipswich Town 1
Premier league garsoore majoogo nacalada roose been ah ayay nasiiyeen ilmahan Villa bareejo ilama galeen waa garaaci lahaa xiligan.๐ฅ
01/02/2025
FT: Ipswich 1 Southampton 2
01/02/2025
HT: Ipswich 1 Southampton 1
Ilmahan 45 ta dambe ayaa kala direena come on Ipswich. ๐ฅ
01/02/2025
Kulanka maanta ๐
๐ฎ Ipswich Town ๐๏ธ Southampton
๐ Premier League Round 24
๐ Taarikhda: February 1/2/2025
โฑ๏ธ Saacada: 6:00 Maqribnimo
๐ Portman Road Stadium
๐ช Come on Ipswich ๐
23/01/2025
Welcome To Ipswich Julio Enciso ๐๐ต๐พ
Hanad Adam Qabiir Hambalyo nasoo dheh saxiix wayn ayaynu sameenay Manchester United ayaa ka dulqaadnay
21/01/2025
๐จ๐ Julio Enciso to Ipswich Town, here we go.
Ipswich ayaa amaah kula soo wareegtay laacibka kooxda Brighton ee Enciso.
( Romano)
16/01/2025
Shaxda rasmiga ah aynu ku wajahayno kooxda Brighton.
08/01/2025
๐จJaden Philogene to Ipswich Town, Here We Go.
Ipswich ayaa ยฃ21m kula soo wareegtay laacibka garabka uga ciyaara kooxda Aston Villa ee Philogene.
Xidigan ayaa tijaabada caafimaadka mari doona ber subax.
( Romano)
Abdirisak Isloow
05/01/2025
FT: Fulham 2 Ipswich 2
Ilmihii Fulham xilli xun ayay naga barejeyeen Chelsea fans ayaa ciil inoo qabay oo gambar noo dhigatay maanta.
30/12/2024
Thank you Chelsea.
30/12/2024
FT: Ipswich Town 2 Chelsea 0
Horaa idinkugu sheegay Chelsea inan garaaceno mucaaradow naga barta qaabka Chelsea loo garaaco.
Kooxda faca wayn ee Ipswich taageerayaasheda Hambalyo.
Kulan walba yaa Chelsea nagu soo aadiya ๐คฃ
Hanad Adam Hambalyo nasoo dhaha
Abdirisak Isloow Hambalyo nasoo dhaha