03/08/2023
Dhamaan bahda jacel horumarinta waxbarashada ka faa'iideesta fursadan nala wadaag saaxiibadaada kale kuna soo biir whatsapp group linkigiisa hoosta yaalo.
Mahadsanidiin
https://chat.whatsapp.com/H1Dy2bgbWeqDHEtN2VV990
31/08/2019
Researcher assistant skills which is one of the suitabkr skills we need to hire someone
26/08/2019
Kusoo dhawaada Gacmo Furan waxaa goor dhow bilaabi doonaa Courseyo cusub sida Research Insha Allah Mahadsanidiin
08/06/2019
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan waxaa la ogeysiinaayaa bulsha weynte soomaliyeed guud ahaan kuwa ku nool dalka gaar ahaan Caasimada Muqdishu Waxaa laga Ogeysiinaayaa in xarunta Caafimaadka Geesey (Geesey Clinic Center) xaruntaas ay ka howl gasho dhaqtarada caanka ah Dr.Nima Yusuf Geesey taasoo ah qabiirad xagga cudurada haweenka iyo guud ahaan howlaha caafimaad ee la xariira haweenka wixii faahfaahin ah kala xiriir boorka hoos ku xusan
Mahadsanidiin
07/06/2019
Cilmi baaris cusub ayaa daaha ka rogtey in Dhafarka ama hurdo xumada ay tahay sababta ugu badan ee keeni karto Madax xanuunka joogto ah
Caadiyan hurdo xun hadii aad seexato waxaa inta badan aad lasoo kici kartaa madax xanuun dheeraad ah iyo xanaaq,
Hadda, daraasad cusub oo ka soo baxday Jaamacadda California, Berkeley, ayaa laguna daabacay "Journal of Neuroscience".
Waxay xaqiijineysaa in hurdo xumadu ay saameyn toos ah ku leedahay habka maskaxdu ay u saameyso xanuunka taas oo keenta xanuun badan oo ah maalinta xigta habeenka aad hurdo xumada ku seexatey ama aadan seexan,
Hadaba si aad u ahaato qof caafimaad kusoo toosa haduu alle kuu qadarey seexo waqti h**e.
Ugana dig asxaabtaada dhafarka badan madax xanuunkan
Dr mahmed aragtidada ka dhiibo
Z
Share
25/05/2019
Asc Bahda Jacel waxbarashada gaar ahaan luqada English ah Fadlan la xiriir Xarunta luqadaha waxaa halkaas idiinku soo dhaween doono Macalin Xaashi Salaad oo aad uga barateen Tobarada hormarinta Aadamiga Mahadsanidiin Ka faaideesi wacan