21/04/2025
Haray idinku sheegay inaa tottenham ka jareeno kooxo badan ogahay gambarka la jabinay waxaa leenahay habeen wacan
City �
21/04/2025
Haray idinku sheegay inaa tottenham ka jareeno kooxo badan ogahay gambarka la jabinay waxaa leenahay habeen wacan
21/04/2025
Tani waa shaxda Rasmiga ee goor dhaw kala hor tageeno Tottenham
maalmahaan waa naga jiiftay caawa tottenham ka jareenaa
05/04/2025
Calafaa la cunaa caawa waa ciyaarnay nasiibka naga hiiliyay
05/04/2025
Tani waa shaxda Rasmiga ee aan goor dhaw kala hor tageeno dhigeena aston villa
Caawa aston villa 4 ka yar qaadan meyso
01/04/2025
Horaa idinku sheegay inaa meyd united shaqshaqeyno kuwaan ciyaar kasto yaa noo balamiya waa meyd caadi ah home iyo Away u marnay
01/04/2025
Nottingham forest 🆚 man united
Caawa waxaa la ciyaareynaa mid ka mid ah macamiisheena meyd united oo kulankii ugu dambeeyay aan la ciyaarnay gurugooda uga soo badinay caawa saacada markee tahay 10:00 geeska afrika the city ground lagu shaqshaqayaa meyd united
Sadaashaada ka dhiibo meeqo ugu badin karnaa aniga 3.1
30/03/2025
Semi finalka Fa cup waxa la ciyaareynaa kooxda man city
sanadkaan fa cup inaa qaadeebo waxaa cadeen kugu filan man city oo dacbaan ah nagula aadiyay Shakina kuma jiro inaa man city reebeyno
i aamin kooxda faca weyn ee Nottingham forest waxay sugeysaa kooxdii finalka imaan laheyd Wembley crystal palace ama aston villa
Newcastle oo koox yar ah ayaa koob fc taraq ka qaaday maxaa noo diidaayo anaga inaa qaadno
29/03/2025
Ciid wanaagsan Saaxibayaal
Macamiisheena brighton waa ka badinay
Waxaana halkaan ka baafineynaa kooxdii yareed ee Fulham Somali Fans oo balanta nooga baxday inee soo baxaan rabnay lkn waala reebay
29/03/2025
football is back 🔙
I enjoy watching the forest in Nottingham
We are interested in watching Nottingham forest every game
Saaxibayaal isku soo noqosho wanaagsan maalmahaan ciyaarihii xulalka ayaa caajis nagu riday ku raaxeysta Nottingham forest
Waxaan la ciyaareynaa kooxda brighton oo kulankii ugu dambeeyay aan la ciyaarnay wixii ku dhacay Aduunka dhan wada ogyahay
Waxay aheyd ciyaar xiiso leh oo Nottingham forest 7.0 ku badisay
Waxay aheyd guushii ugu weeneyd koox gaarto sanadkaan premier league 7.0
Caawa saacada markee tahay 8:15 ayaa la ciyaareynaa mar kale
ciyaartaan caawa horyaalka maahan
Fa cup ayaa la ciyaareynaa brighton
sadaashaada ka dhiibo meeqo ugu badin karnaa
aniga 4 . 1
15/03/2025
ilmihii yaraa Ipswich ladhahayay waa u kala kicinay sidoo kale mucaaradka gambarka inuu dhigtay Waxaan leenahay Nottingham forest gambar laguma karo ee ha daalini