Nur Bisle

Nur Bisle

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nur Bisle, Maka Al Mukarama, Mogadishu.

28/04/2024

Team buufis diyaar ma tihiin hee waa imaaday Lottery-giiye.✌️

21/04/2024

Noolaha Illaahay noockasta oo uu yahay waaa u nugul yahay qofka u naxariista.

18/04/2024

Maamulkii SSC-Khaatumo oo catoosh u kala kicinayo.🤣

16/04/2024

Xildhibaan Faisa Jeyte oo kamid ah Xildhibaanada ka tirsan BJFS ayaa reaction ka bixisay hees uu qaaday Sharma Boy.

14/04/2024

Isaga oo aan wax cadaalad ah helin ayuu dunida ka tagay.

11/04/2024

Waali.

11/04/2024

Reer Baydhabo waa in sida ugu dhakhsiyaha badan loola xididaa.

07/04/2024

Facebook maa loo sameynaya mise Passport, h**e saan malaguugu harowsaday.?.🤣

05/02/2024

Habloow sidaan wax halaga badalo.😅

01/02/2024
01/02/2024

East "Qofka Soomaaliga ah anniga marka uu I arko gaajo ayaa qabanaysa".😅

31/01/2024

Nin noloshaas kusoo koray ma mudan yahay in lagu canaanto Romantic maahan?.😅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Maka Al Mukarama
Mogadishu