Bulbul one

Bulbul one

Share

KU Soo dhawaada waxa ku xiiso galiyo

Photos from Bulbul one's post 05/07/2024

ARGENTINA OO KA ADKAATAY GANAAXA SI LOO GAARO C**A AM ÉRICA SEMIFINALKA

Emi Martínez wuxuu kor u qaaday marka wadankiisu aad ugu baahan yahay isaga... MAR KALE 🇦🇷

05/07/2024

Abey Axmed xog badan ayuu bixiyay

1- Wuxuu qiray in damaciisa dhul boobka ah uu usoo bandhigay Dawladda Soomaaliya kana diiday ka dibna uu aaday Soomalailand taas oo muujinaysa in MOU-ga beenta ah oo fahamsanaa in uusan xalaal ahayn dawladdii xaqaas lahaydna ka diiday.

2- Wuxuu sheegay oo uu muujiyay in fahamsanyahay in aysan meel maraynin Riyadiisu Dawladda Soomaliya haddii aanay aqbalin taas oo ah wax aan dhicikarin.

3- ka dib waji gabaxa uu kala kulmay damaciisa kala goynta Soomaaliya wuxuu afgobaadsi ahaan u muujiyay in uusan duullaan ku ahayn Midnimada Soomaaliya si uu indhaha caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed isaga leexiyo.

4- Wuxuu mujiyay sida ay u dhibtay in Dawladda Soomaaliya iga adkaatay faagaarayaasha Caalamka isaga oo ku calaacalay annaga nala hadla hanna dacwayninee.

5- Abeey wuxuu kaloo sheegay in dhamaan Dawladaha Dariska la ah ay diideen damaciisa taas oo muujinysa heerka go’doonka ah ee uu ku jiro

Fahamka saxda ah ee hadalkiisu wuxuu quseeyay.

1- Maamulka Muuse biixi oo uu cadeeyay in aanay jirin beentii ay Shacabka Waqooyi usheegeen ee ahayd waa nala aqoonsanayaa.

2- wuxuu markale beeniyay dicaayaddii Muuse ee ahayd Soomaliya iyadaa rabta in ay heshiiska saxiixdo isaga oo caddeeyay Abeey in Dawladda Soomaaliya diiday codsigiisa ka dibna uu ku xumayn ahaa MOU-ga.

3- Micnaha kale ee hadalkiisu wuxuu ahaa in uu ku qanacsanyahay in uusan xoog ku qaadankarin Muusana siinkarin Dhul iyo bad Soomaaliyeed.

28/06/2024

14 iphone wadataa idiga miyaa u gadey 😂😂

28/06/2024

Rabbi ha u naxariistee Gud. Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.

26/06/2024

23/06/2024

Maalin maalmaha ka mid ah waxaan booqan doonaa New York City 🇺🇲✈️🌎

23/06/2024

She look like mom 😂

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252