asc. Ramadaan kariim dhamaan dhalinyarada jecel sportska waxaan dhowaan ka furi doona Magaladda Muqdisho Akadeemiyo kubada cagta ah waxii faah faahin ama aqbaar dheeraad ah nagala socda pagekan oo ah pageka rrasmiga ah eeakadeemiyadda ay yeelan doonto wabilaaaahi tawfiiq
Prolink Youth Sports Academy
Pro link Youth Sports Academy
Pro link Sports academy Is Youth Sports Project Based in Somalia it was founded in 2017 by Mr.
Mohamed Omar after realizing the essential need of the Somali Youth to participate in Sports development activities f Pro link Youth Sports Academy
Pro link Youth Sports academy Is Youth Sports Project Based in Somalia it was founded in 2017 by Mr. Mohamed Omar after realizing the essential need of the Somali Youth to participate in Sports development activities
Hello Fans
04/03/2017
We have started Our Training on yesterday
23/04/2016
Waxaa maanta oo Jimco ah Tarikhda Tahay 22\4\2016 ka furmay Magaala Madaxda Jubaland State ee Kismaayo Horyaalka Heerka Kowaad ee Jubaland kaas oo lagu furay Kooxaxa ka ah Koban-Horseed iyo Iskufilan Ciyaarta ayaa waxay ahayd mid aad u xiisa badan oo bulshada magala Kismayo oo at usoo daawasho tageen badankooda wallow dadka qaarkiisa aysan u yeelan inay u suurta gasho ciyaarta inay taawadaan sababtaas oo keentay Garoonka markuu ka buuxsamay Kadib hadaba Horyaalka ayaa ah Mid kamid ah Tartamada Heer gobal oo hoostaga Xiriirka kubada Cagta Somaaliyeed kaaso Goballada dalka badankooda laga hergalinayo
20/04/2016
Jimco Tariikhda tahay 22\4\2016
Cafe Under 20
. Vs. Ethoupia
Saadaali Natiijada Maxay Kula tahay
Heeganfc 0-0 Banaadirsc
14/04/2016
Horyaalka Dalka Somalia Kulan barito Jimcaha oo ah mid Xiisa Gaar ah leh ay ku wada kulmi doonaan Kooxda Heeganfc Vs Kooxda BanaadirSC
0-0
13\4\2016. Time 3:30
BanaadirStadium. Muqdisho Somalia
HorseedFc Vs Gadiidkafc
12/04/2016
Horyaalka dalka Somalia oo galabta kulan xiiso leh dhexmaray Naadiga kubada Cagta Elmanfc iyo dhigeeda Saxafi Fc ciyaarta waxay ku soo idlaatay 2 . 1 oo ay guusha ku raacday Elmanfc.
Naadiga Elmanfc guusha ay galabta ka gaartay Kooxda Saxafi oo u ahayd guul muhiim u ah iyadoo Naadiga Elmanfc markaa u dagaalamaysa kaalinta Sedexaad ama afaraad sida ay ku gaari lahayd balse Nasiib daro Kooxda Saxafi oo sidoo kale iyadana ka ordaysa Heerka labaad ayaa waxay Naadiga Elman Barbara dhac lagaartay 1 iyo 1 ilaa daqiiqadihii 85aad oo ay goolashaas u kala dhaliyeen labada Laacib oo ugu kala Ciyaaro labada Koox dhanka Difaaca oo kala ah
Nuur Ibrahim (Elman)
Daadir Eneey. (Saxafi Sc)
Balse Nasiib daro kooxda Saxafi Sc Ayaan ka difaacan weyse shabaqa Naadiga Elman oo ka Caraysneyd Barbara dhaca ayaa waxaa goal lama filaan ah shabaqa ku hubsaday Laciibka da,da yar ee Naadiga Elman ee Ahmed Kismaayo sidaa ayna guusha ku raacday Naadiga Elman
Date 12/4/2016. At 9:30
Venue Banaadir Stadium
Elman Fc Vs Sahafi Sc
10/04/2016
Somali Football Federation
Have Started Regional Football Devolopment Programs
This is one of the Coaching and Referees Seminar
Held in Coastern City Of Capital City Of Jubaland State Somalia Where the Coaches and referees selected from Defrence Area Of the State Regionals &
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mugadishu
Mogadishu
252