G.africa

G.africa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from G.africa, Professional Sports Team, geeska Africa, Mogadishu.

Photos from G.africa's post 31/12/2019

Hambalyo hambalyo waxaa taariiqda marka ay ahayd 30 /12/ 2019 loo doortey xogayaha kooxda kubada cagta geeska afrika macalin maxamed siyaad nuur kadib wax qabad aan indhaha laga qabasan karin uu qabtey shantii sano ee la soo dhaafey ayey u garteen gudiga kooxda geeska afrika iney ku abaal mariyaan howsha uu soo qabtey inasha alaah waxaa ku rajeyneynaa inaad meeshaas kasii wadato hosha laguu dhiibey insha alaah

22/10/2019

Kulanka Galabta Koobka General Da'uud

Kulakeena 1aad Ayaa Galabta Laciyaari Doonaa Kooxda Betrolka

Garoonka Eng yariisow 3:30pm Ayuuna Kulanka soo dhici Doonaa

Taageerayaasheena Galabta Soo Xaadira Garoonka

18/05/2019


kulankii shalay galab ee ciyaareeen Juunyarta Geeska africa vs Juunyarta Saxafi Fc Ayaa ku soo idlaaday
4-2

16/05/2019




(Sanad Ka Hor)
Muzamil Ziid

Rmadaan Mbruuk

Imise Ciyaartoy Ayaa Magacyadooda Garenaeyzaaa

05/05/2019


0-2

04/05/2019

In:Maanka Jijarito
Out:Mustaf

04/05/2019

In:Hapeep
Out:Muzamil

04/05/2019

In:Ngeeye
Out:Abas Jo

04/05/2019

HT:Geeska Africa0 vs Rajo 2

03/05/2019

MATCH DAY 18

vs
🏆 Somali division one
📍 Jamacadaha stadium
🗓 Sabti 4 may
⏰ 3:45 Pm
Hapěep Dë Siĺver

29/04/2019


2-2

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Geeska Africa
Mogadishu