26/12/2021
Aan u istaagno inaan caawino dadkeena soomaaliyeed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haybul world football, Sports Event, Nasiib bundo, Mogadishu.
26/12/2021
Aan u istaagno inaan caawino dadkeena soomaaliyeed
14/03/2019
๐ DEAL DONE: รder Militรฃo has signed for Real Madrid from Porto for a fee of around โฌ50m. He's joined a 6-year contract. (Source: Real Madrid C.F.)
20/10/2018
Cristiano Ronaldo is the first player to score 400 goals in Europeโs top five leagues:
๐ช๐ธ 311
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ 84
๐ฎ๐น 5
16/09/2018
Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolashiisii ugu horeysay ee horyaalka Serie A, waana sidoo kale goolashii 400aad uu ka dhaliyo horyaal.
Waxaan daawannay ciyaar u qalanta WORLD CUP MATCH. Bal aan idin la wadaago rikoorrada uu sameeyay RONALDO.
*Ronaldo wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay oo goolal ka dhaliya 8 koob oo waaweyn (Euro&world cup) oo isku xigta.
*Wuxuu noqday ciyaaryahankii afaraad oo goolal ka dhliya 4 koob adduun oo kala duwan (Pele, Klose iyo Seeler ) ayaa kaga horreeyay.
*Wuxuu dhaliyay Hat-trick-kii 51-aad ee waayihiisa ciyaareed, waana ninka ugu badan.
Sidoo kale waa Hat-trick-kii 51-aad oo laga dhaliyo koob adduun.
*Wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu da'da weynaa ee koob adduun ka dhaliya Hat-trick. Wuxuu caawa jiraa 33 sano iyo 130 maalin.
30/12/2017
Posted by Fan of the Week free version.
Haybul world football Haybul world football is this week's fan. Want to be next? Click to apply.
๐๐๐๐๐