Kubadda Cagta Deg Boondheere

Kubadda Cagta Deg Boondheere

Share

Waxaa Lagu Dhiira Galinayaa Page kaan Dhamaan Ciyaartoyda Degmada Boondheere

24/09/2024

Tacsi
Asc dhmn gudiga sports degmada boondheere waxaa halkaan ugu tacsi ugu darayaa macalinka 3aad ee degmada Boondheere macalimuu mowlana oo maanta aabihiis ku geeriyooday degmada qoryooley ee gobolka sh/hoose

Photos from Kubadda Cagta Deg Boondheere's post 17/09/2024

Bandhiga maanta ee Kooxda Boondheeraawiyaasha wuxuu ahaa mid sare GUUSHU waa halkeeda.

Guuldarada maanta ma aha mid koox wax dooneeysa niyad jebin karta ee waa mid CIIL & CARO togan dhaliya Laakiin Ogaada GUUSHU waa halkeeda.

Guddiga, Maamulka, Cayaartooyda & Taageerayaasha waxaan leenahay dadaalkiina meesha ka wada anagoo og in GUUSHU tahay halkeeda.

Rajada Boondheeraawiyaasha wali waa halkeedii, dareenka tifoosayaashana waa mid sareeya anagoo og in GUUSHU tahay halkeeda.

Maamulka Cayaaraha

Photos from Kubadda Cagta Deg Boondheere's post 16/09/2024

Wargalin Deg Deg ah

17/9/2024

Ujeedo wargalin

Biri waxaa ciyaarayo ciyaartoyda dagmada Bondheere
Kulankeena 2aad
Ciyaarta h**e ayaa lee nahay biri insha'Allah
marka waxaa Nagala Rabaa inaa garab iyo gaashaan unoqono dhamaan dhalinyarada biri waxaa rabnaa inee so wada xadiraan si aan u dhirigilino ciyaartoyda dagmada

waqtiga aan ilaalino biri ciyaar h**e ayaan Leenahy
12:00PM dagamada aan xadir Ku noqono insha'Allah

Mahadsanid πŸ™πŸΏπŸ’―

Xigasho: Daadir Boss Boondheere

15/09/2024

Dhiirigelinta Boondheeraawiyaasha waa mid aan u taagan nahay daqiiqad walba. Mahadsanid Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi & Odayaasha Boondheere.

14/09/2024

Macallinka United Af Dhuub Boys Maxamad Siiddii Goobe waa dhiirigeliyaha Kooxda Boondheeraawiyaasha.

Photos from Kubadda Cagta Deg Boondheere's post 13/09/2024

Boondheeraawiyaasha oo dhan waliba ka mideysan ayaa wajahaya tartamada koobka Degmooyinka Gobolka iyo Degmada Balcad.

Mahadsanid Guddoomiyaha Boondheeraawiga ah Md Abdullahi Jaahweyn.

13/09/2024

Boondheeroow Libaax

13/09/2024

Bandhiga taageerayaasha BOONDHEERAAWIYAASHA

12/09/2024

Boondheeraawiyaasha oo kulankoodi koowaad soo bandhigay awood iyo farsamo loo wada riyaaqay inkastoo kulanku ku soo dhamaaday barbar dhac 0 & 0 ah.

Boondheere GUUL

11/09/2024

Goos gooska kulankii caawa Kooxda iyo bulshada Boondheeraawiyaasha oo ka dhacay hoolka Degmada.

Mahadsanid Qalinle

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Boondhere
Mogadishu
252