Ibraahim Ali

Ibraahim Ali

Share

Entertainment ,soprts ,songs and comedy.

05/11/2022

Marka ay rabaan in ay tagaan waxay kuu sameeyaan ceybo ...... See more

Like follow anad share

06/05/2022

In aragtidaada ay ahaato kan ila tolka ahna denbi iyo iin laawe kan reerka kalena denbiile iyo ceeblow taas macneheedu waa in aad adigu tahy nacas dilan oo denbiile af iyo gacan ku dhiigle ah .

ISWAYDII =Adiga dalkan maxaad u qabtay maxaad ku sheegataa inta aadan dhihin Soomaali ayaan ahay?

JAWABTYDA=Wax aan ku sheekto oo aan u qabtay malhan sidoo kale waxna uma dhimin .

ADIGANA?

14/05/2020

Dilaagii dilay wali lama qisasine maxaa dhacay ???

20/01/2020

Cristiano Ronaldo ayaa ayaa dhaliyey h16 goal ,17 kulan oo xili cayaareedkaan uu cayaaray horyaalka Serie A .
Ronaldo 34 sano jir wali aan tayadiisa laga hadli karin The power machine ⚽️

SSNM✔⚽️

20/01/2020

Liverpool ayaa ka xigta 10 kulan sidii ay ugu guulaysan lahayd horyaalka Eplka ayadoo Guuldaro la aan ah .

Man city ,evertoon ,westham ,crysral place iyo Norwich ibtaan haday ka badbaado way ku qaadaysaa guil daro la aaana ah

20/01/2020

🎙ANTE REBIC #4
"Waxaa imaaday waqtigii iyo fursadii aan sugayaayey mudo ,mahadsanid Mr Stefano Piole sidoo kale mahadsaidiin asxaabteyda kooxda iyo jamaahiirta tageerayasha Milan "

"Hada dadka oo dhan waan u cadeeyey hadii aan helo fursad iyo aaminaad waxaan iyo wax ka badab inaan u sameyn karo kooxda "

"Waan ku faraxsanahay waxaan sameeyey ,muhiimadu waxay ahayd 3dhibcood inaan helno taas oo kor noo soo qaadi karta hadii aan kulan kasta diirada saarno sidaan ku heli lahayn 3dhibcood"

Sdaas waxaa warbaahinta u sheegey Ante Rebic oo shalay badal ku yimid oo kooxda guul gaarsiiyey

🖤❤ Forza the Great Milan

14/01/2020
05/01/2020

Dowladda Iran ayaa kabaxday heshiiskii xakameynta hubka wax gumaada ee Nuclear-ka oo 2015-kii ay saxiixday kadib kulan deg deg ah oo golaha amniga Qaranka Iran isugu imaadeen.

" Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran waxey kabaxeysaa heshiiskii xadidaada Nuclear-ka, sidaas darteed Iran waxey balaarineysaa hubkeeda iyadoo awood dheeri ah siineysa macdanta Yuuraaniyaamka Nuclear-ka " ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Golaha amniga Iran

03/01/2020

Waa siyaaasi dad badan ay taageeraan dadkaloo badana ay ka soo horjeedaan hadaba Abdurahmaan A.Warsame sanadkaan macquul ma tahay in uu ku guulaysto jagada madaxwaynaha dalka ?

Adiguse ma u dooran lahayd in uu madacwaune ka noqdo dalka? Sabab?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Dharkeynley
Mogadishu