Banaadir General Air Cooling Service

Banaadir General Air Cooling Service

Share

Shirkada Cilad bixinta mukeyf yada ee Banaadir General Air Cooling Service. Fadlan nagala soo xiriir:
Tel: 0615275802 / 0619288408 / 0616867075

03/04/2026

Maku heysaa cilad mukeyf? Maku heysaa qabow laโ€™aan?
Ha ka walwalin โ€” waxaa dhammaan baahidaada kaa haqab tiraya Banaadir General Air Cooling Service! โ„๏ธ

Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo tayo sare leh:
๐Ÿ”ง Cilad bixin sax ah oo degdeg ah
๐Ÿงผ Nadiifin qoto dheer oo mukeyfkaaga dib u soo nooleysa
๐Ÿ’จ Gas-ku-shubid xirfadeed oo qabow cusub kuu keenaysa

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ”ง Shaqaale khibrad leh
โšก Adeeg degdeg ah
๐Ÿ’ฏ Kalsooni & Kafaalo buuxda

๐Ÿ“ž Wac hadda: 0615275802

โ„๏ธ Ha ku noolaan kuleyl โ€“ nala soo xiriir maanta!
Banaadir General โ€“ Qabow aad dareemi karto, adeeg aad ku kalsoonaan karto!

19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ! ๐ŸŽ‰๐ŸŒ™

waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, gaar ahaan ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐ŸŒ.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ciidaan ciideeda nagu gaadhsiiyo ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ.

07/03/2026

ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚šviralใ‚ทalใ‚ท Xirfadsan on-demand services

๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ (๐—ค๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ)

Xirid, cilad bixin, nadiifin iyo hagaajin dhammaan noocyada mashiinada dharka.

โœ” Dayactir Degdeg ah
โœ” Qiimo Jaban
โœ” Adeeg La Isku Halayn Karo

๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ!
+252 614057904 / 614057903

#

06/03/2026

ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚šviralใ‚ทalใ‚ท Xirfadsan on-demand services Highlight Banaadir General Air Cooling Service

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐Ÿคฒโค๏ธ๐Ÿ•Œ
Allaha naga aqbalo camalka suuban.
Waxaan idiin rajaynaynaa maalin barako leh iyo nolol kheyr badan.

05/03/2026

ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚šviralใ‚ทalใ‚ท Highlight Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service

AC Central Service

Rakibid & dayactir qaboojiyaha waaweyn ee guryaha, xafiisyada iyo ganacsiyada.
Khibrad iyo qalab casri ah ayaan ku shaqeynaa.

โœ” Ku Habboon Dhismayaasha Waaweyn
โœ” Kormeer & Dayactir Joogto ah
โœ” 24/7 Diyaar Ah

๐Ÿ“ž ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ!
+252 614057904 / 614057903

02/03/2026

Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service Highlight Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Every Day EverMerge

๐—–๐—ผ๐—ผ๐—ธ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ถ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ

Dayactirka cooker-ka gas & koronto, hagaajinta gaaska ka baxaya iyo foornada.

โœ” Adeeg Ammaan ah
โœ” Farsamayaqaanno Khibrad Leh
โœ” 24/7 Diyaar Ah

๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ!
+252 614057904 / 614057903

27/02/2026

Highlight Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ป.

Ha noqoto maalin barako leh, qalbiyadeenna iftiimisa, dambigeennana la dhaafo.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa khayrka jecel oo ku dadaala wanaagga.
Qoysaskeenna iyo ummadda Soomaaliyeed ha siiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

๐Ÿคฒ ๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป!

30/01/2026

Asc dhamaan macaamiisheena shirkada Banaadir General Air Cooling Service waxaan idin ogeysiineynaa hada kadib in aad adeegyadeeyna kasoo dalban kartaan Application ka Xirfadsan on-demand services

ama aad nagala soo xiriiri kartaan lambaradaan 0614057903 ama 0614057904 iyo 0624057903 ama 0624057904

30/01/2026
08/10/2025

โ„๏ธ Kusoo dhawoow Banaadir General Air Cooling Services โ„๏ธ

Halka aad ka heli karto adeeg AC ah oo degdeg ah, tayo sare leh, kana turjumaya baahidaada dhabta ah.

Ma qabow-darro ayaa kaa heysata gurigaaga?
Mise mukeyfkaaga ayaa bilaabay inuu cilad ku tuso?
Ha ka welwelin!
Waxaan kuu diyaarinay adeegyo dhameystiran oo ay fuliyaan farsamoyaqaanno khibrad dheer leh iyo qalab casri ah.

โœ… Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:

โ€ข Rakibidda iyo furidda mukeeftyada
โ€ข Cilad bixinta dhammaan noocyada AC-ga
โ€ข Nadiifinta iyo dayactirka joogtada ah
โ€ข Ku shubidda Gas-ka si xirfad leh (Refrigerant Refill)

Waxaan kuugu shaqeyn doonaa si deg deg ah, oo lagu kalsoonaan karo, qiime jaban leh, iyo natiijo aad ku qanacdo.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta: 0616867075 / 0615275802
๐Ÿ“ฒ WhatsApp: Wuu kuu furan yahay 24/7 โ€“ adeeggu wuu kaa dhow yahay!

21/08/2025

๐ŸŒฌ๏ธโ„๏ธ Banaadir General Air Cooling Service โ„๏ธ๐ŸŒฌ๏ธ

โ€œMeel kasta iyo goob kasta oo qabow kaaga baahan, annagaa kuugu imaaneyna!โ€
๐Ÿ“ž Tel: 0619288408 / 0615275802 / 0616867075

โœ… Adeegyada Aan Bixino:
๐Ÿ”ง Cilad bixinta mukeefyada (Troubleshooting & Repair).
โšก Xerida & furida mukeefyada (Installation & Uninstallation).
๐Ÿงผ Nadiifinta mukeefyada (Deep Cleaning).
๐Ÿ’จ Gas kushubida mukeefyada (Re-gassing / Gas Refill).

๐ŸŒ€ Waxaan ka shaqeynaa dhammaan noocyada mukeefyada:
โ€ข Split AC (Mukeefyada darbiga la suray)
โ€ข Window AC (Mukeefyada daaqadda)
โ€ข Cassette AC (Mukeefyada saqafka)
โ€ข Standing AC (Mukeefyada waaweyn ee la taago)
โ€ข Central AC Systems (Nidaamyada waaweyn ee ganacsiga iyo xafiisyada)

๐Ÿ’ก Waxaad nagu doorataa?
โœ”๏ธ Khibrad sare iyo adeeg degdeg ah
โœ”๏ธ Qalab casri ah iyo shaqaale xirfad leh
โœ”๏ธ Qiimo macquul ah oo la awoodi karo
๐Ÿ‘‰ La soo xiriir maanta โ€“ si gurigaaga, xafiiskaaga & ganacsigaagaba aad u hesho hawada qabow ee raaxada leh!

11/08/2025

Kusoo dhawoow shirkadda cilad bixinta mukeefyada ee Banaadir General Air Cooling Service โ€“ Xirid, cilad bixin, nadiifin & gas-ku-shubid... Halkaan baa laga helaa!

๐ŸŽฏ Adeegyada aan idin heyno waxa kamid ah :

โœ… Xirid & Furid Mukeyfyo

โœ… Cilad Bixin & Nadiifin

โœ… Kushubid Gas

๐Ÿ“ž 0616867075 / 0619288408

๐Ÿ“ Muqdisho, Soomaaliya

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Wadajir
Mogadishu