03/04/2026
Maku heysaa cilad mukeyf? Maku heysaa qabow laโaan?
Ha ka walwalin โ waxaa dhammaan baahidaada kaa haqab tiraya Banaadir General Air Cooling Service! โ๏ธ
Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo tayo sare leh:
๐ง Cilad bixin sax ah oo degdeg ah
๐งผ Nadiifin qoto dheer oo mukeyfkaaga dib u soo nooleysa
๐จ Gas-ku-shubid xirfadeed oo qabow cusub kuu keenaysa
๐จโ๐ง Shaqaale khibrad leh
โก Adeeg degdeg ah
๐ฏ Kalsooni & Kafaalo buuxda
๐ Wac hadda: 0615275802
โ๏ธ Ha ku noolaan kuleyl โ nala soo xiriir maanta!
Banaadir General โ Qabow aad dareemi karto, adeeg aad ku kalsoonaan karto!
19/03/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ! ๐๐
waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ๐บ๐๐๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ, gaar ahaan ๐๐บ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ciidaan ciideeda nagu gaadhsiiyo ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ป๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ.
07/03/2026
ใviralใทfypใทใviralใทalใท Xirfadsan on-demand services
๐ช๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ป๐ด ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ป๐ฒ ๐ฆ๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ (๐ค๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ)
Xirid, cilad bixin, nadiifin iyo hagaajin dhammaan noocyada mashiinada dharka.
โ Dayactir Degdeg ah
โ Qiimo Jaban
โ Adeeg La Isku Halayn Karo
๐ ๐ก๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ!
+252 614057904 / 614057903
#
06/03/2026
ใviralใทfypใทใviralใทalใท Xirfadsan on-demand services Highlight Banaadir General Air Cooling Service
๐๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐คฒโค๏ธ๐
Allaha naga aqbalo camalka suuban.
Waxaan idiin rajaynaynaa maalin barako leh iyo nolol kheyr badan.
05/03/2026
ใviralใทfypใทใviralใทalใท Highlight Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service
AC Central Service
Rakibid & dayactir qaboojiyaha waaweyn ee guryaha, xafiisyada iyo ganacsiyada.
Khibrad iyo qalab casri ah ayaan ku shaqeynaa.
โ Ku Habboon Dhismayaasha Waaweyn
โ Kormeer & Dayactir Joogto ah
โ 24/7 Diyaar Ah
๐ ๐ช๐ฎ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ!
+252 614057904 / 614057903
02/03/2026
Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service Highlight Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Every Day EverMerge
๐๐ผ๐ผ๐ธ๐ฒ๐ฟ ๐ฅ๐ฒ๐ฝ๐ฎ๐ถ๐ฟ ๐ฆ๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ
Dayactirka cooker-ka gas & koronto, hagaajinta gaaska ka baxaya iyo foornada.
โ Adeeg Ammaan ah
โ Farsamayaqaanno Khibrad Leh
โ 24/7 Diyaar Ah
๐ ๐ก๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ!
+252 614057904 / 614057903
27/02/2026
Highlight Xirfadsan on-demand services Banaadir General Air Cooling Service Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed
๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ผ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, ๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐บ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐๐ฏ๐ฎ๐ป.
Ha noqoto maalin barako leh, qalbiyadeenna iftiimisa, dambigeennana la dhaafo.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa khayrka jecel oo ku dadaala wanaagga.
Qoysaskeenna iyo ummadda Soomaaliyeed ha siiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
๐คฒ ๐๐๐บ๐ฐ๐ผ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ถ๐ป!
08/10/2025
โ๏ธ Kusoo dhawoow Banaadir General Air Cooling Services โ๏ธ
Halka aad ka heli karto adeeg AC ah oo degdeg ah, tayo sare leh, kana turjumaya baahidaada dhabta ah.
Ma qabow-darro ayaa kaa heysata gurigaaga?
Mise mukeyfkaaga ayaa bilaabay inuu cilad ku tuso?
Ha ka welwelin!
Waxaan kuu diyaarinay adeegyo dhameystiran oo ay fuliyaan farsamoyaqaanno khibrad dheer leh iyo qalab casri ah.
โ
Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
โข Rakibidda iyo furidda mukeeftyada
โข Cilad bixinta dhammaan noocyada AC-ga
โข Nadiifinta iyo dayactirka joogtada ah
โข Ku shubidda Gas-ka si xirfad leh (Refrigerant Refill)
Waxaan kuugu shaqeyn doonaa si deg deg ah, oo lagu kalsoonaan karo, qiime jaban leh, iyo natiijo aad ku qanacdo.
๐ Nala soo xiriir maanta: 0616867075 / 0615275802
๐ฒ WhatsApp: Wuu kuu furan yahay 24/7 โ adeeggu wuu kaa dhow yahay!
21/08/2025
๐ฌ๏ธโ๏ธ Banaadir General Air Cooling Service โ๏ธ๐ฌ๏ธ
โMeel kasta iyo goob kasta oo qabow kaaga baahan, annagaa kuugu imaaneyna!โ
๐ Tel: 0619288408 / 0615275802 / 0616867075
โ
Adeegyada Aan Bixino:
๐ง Cilad bixinta mukeefyada (Troubleshooting & Repair).
โก Xerida & furida mukeefyada (Installation & Uninstallation).
๐งผ Nadiifinta mukeefyada (Deep Cleaning).
๐จ Gas kushubida mukeefyada (Re-gassing / Gas Refill).
๐ Waxaan ka shaqeynaa dhammaan noocyada mukeefyada:
โข Split AC (Mukeefyada darbiga la suray)
โข Window AC (Mukeefyada daaqadda)
โข Cassette AC (Mukeefyada saqafka)
โข Standing AC (Mukeefyada waaweyn ee la taago)
โข Central AC Systems (Nidaamyada waaweyn ee ganacsiga iyo xafiisyada)
๐ก Waxaad nagu doorataa?
โ๏ธ Khibrad sare iyo adeeg degdeg ah
โ๏ธ Qalab casri ah iyo shaqaale xirfad leh
โ๏ธ Qiimo macquul ah oo la awoodi karo
๐ La soo xiriir maanta โ si gurigaaga, xafiiskaaga & ganacsigaagaba aad u hesho hawada qabow ee raaxada leh!
11/08/2025
Kusoo dhawoow shirkadda cilad bixinta mukeefyada ee Banaadir General Air Cooling Service โ Xirid, cilad bixin, nadiifin & gas-ku-shubid... Halkaan baa laga helaa!
๐ฏ Adeegyada aan idin heyno waxa kamid ah :
โ
Xirid & Furid Mukeyfyo
โ
Cilad Bixin & Nadiifin
โ
Kushubid Gas
๐ 0616867075 / 0619288408
๐ Muqdisho, Soomaaliya