Cabde wale ibraahim

Directions Website

Cabde wale ibraahim Cabde

23/08/2026

Nahabiyo Muuda gala 😂

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ayaa loogu jiraa soo dhawaynta bisha Mowlid oo ah bishii uu dhashay Nebigeenna sallallaahu...
11/08/2026

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ayaa loogu jiraa soo dhawaynta bisha Mowlid oo ah bishii uu dhashay Nebigeenna sallallaahu calayhi wasallam.

03/08/2026

⚖️ Ganacsade Walaal! Ha Dhimin Miisaanka, Barakadu Waxay Ku Jirtaa Daacadnimada 🤲

21/07/2026
20/07/2026

Qoyskaan S scanuuriyaanka Ah 48 Saac Oo Debka Ka Densanyahay +252611233651

12/07/2026

Ninka ayaa 12sano utagnaa cibadoladhaho waa wadaad hindi ah 12sano utagna awge ayaa cagihiis kabarariya ilahayow dinta nafahansii aamiin🤲🏼🥹☪️🕋🕌

Shaarkaan waaba diyaarsan yahay
04/07/2026

Shaarkaan waaba diyaarsan yahay

29/06/2026

4 Afarta Shimbir Ee Uu Alle Siiyey Nabi ibrahim CSW - Shiikh Nuuradiin Rooble

Xuurshow

28/06/2026

Waxaa ilaa bilooyinkii u dambeeyay hoygiisa oo ku yaal magaalada Muqdisho kuna xanuunsanaya sheekh Muxammed sheekh Cabdurraxmaan oo loo garan ogyahay sheekh Muxammed-Wacdiyow.
Allaha caafiyo sheekha, aad ayaa loo hayaa, xanuunka Sokorta waa uu qabaa sidoo kale lug ayaa sheekha aad looga hayaa..
Caafimaad Alle ayaa haystee, waxa aannu axbaabta u sheegaynaa in ay sheekha usoo duceeyaan oo Rabbi caafimaad oga baryaan..

Sheekh Muxammed-Wacdiyow waxa uu caan ku yahay wacdinta iyo baraarujinta dadka, ka sheekeenta Awliyada Ilaahay ayaa sheekha si wayn loogu xasuustaa..

اللهم رب الناس اذهب الباس، اشف الشيخ انت الشافي، لا شفاء إلا شفاؤك، شفاء لا يغادر سقما بجاه الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم..

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabde wale ibraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category