RRS Academy 1

RRS Academy 1

Share

halkaan waxaa looga faaloodaa arimaha ciyaartoyda kusoo dhawoow bahda RRS Academy

15/04/2021

Alx calaaa kuli xaaal

Wxii aa tagnaba final wa garny I.a wxaa inoo harsan inaa qadno kaliya

Ramadaaan kariim 🥰🥰🥰🤲🤲 Team R.R.S

29/04/2020

❤❤❤❤❤ Ramadan Karim ❤❤❤❤❤

FiFa R.R.S

20/01/2020

Guleystayasha sanadguradi kowaad

1 craxman Safari. O ku gulestay daafaca ugu shaqada bdnaa sanadkan

2 qaalid shaqiri. O ku guuleyatay weraryahankii ugu shaqada badnaa

3 maxamed amiin. O ku guulestay goldhaliyaha sanadka

4 sharmarke cdde. O ku guulestay ninka ugu aqlaaqda ficnaa sanadkaan

5 maxamed yare. Ku gulestay bilad sharaf cabtanka RRS JR


HANBALIYO dhamaan inta ku guleysaty iyo inta aan ku guleysanin waxaa idiin leyahay dadaalkiina horay u wada sanadkaan sanadkiis nabad iyo barwaaqo

20/01/2020

Waa COUCHKA kooxda dadaal iyo daal badan ka dib waxa oo gaarsiiyay hormar aad u balaaran macalin waxaa tahay hogaamiye mudan in lagu daydo horay u soco

VIva taliye bokar

17/09/2019

Ciyariyahankaan waxaa lagu magacaabaa c.raxmaan safari wuxuu ka ciyaaraa daafaca lanbarka 4 ayuu u wataa naadiga waa KAPTANKA 1waad ee kooxda waxaan kuu rajeeneynaa hormar wcn

13/08/2019

Asc asxbta sharafta leh


waa kptn m.qadar♥️
iyo sxbkisa marna garabkisa
Daqare ♥️oo Niileh Eid mubarak
🌷 will never work Alone #🌹

16/07/2019

dambedka bidix
ee dafaaca R.R.S
oo si toos loo xaqiijiyay

inuu waxqabad bdn muujin doono
mahdi baneti sxb hormar wcn kuleenahy

♡♡We will never work Alone♡♡

23/06/2019

Xidigaani waxaa lagu magacaaba feysal xaashi wuxuu ka ciyaaraa weerarka wuxuu ku ciyaaraa 2da lugood waa ciyaariyahan tayo sare leh wuxuu naadiga u wadan jiray lanbarka 19aad haatane wuxuu u wataa lanbarka 9 waxaan kuu rajeyneynaa hormar balaadhan horey u soco

21/06/2019

C.lahi waa ciyari yahan tayo leh ka ciyaaro danbeedka bidix wuxuu ku ciyaaraa labada lug wuxuu naadiga u wataa numberka 12 waa ciyaariyahan ciyaartiisa lagu tilmaamay



Hormar wacan.

18/06/2019

Xidigaan waxaa lagu magacaabaa c.qani wuxuu ka ciyaaraa danbeedka midig wuxuu ku ciyaaraa lugta midig waa xidig da yar waxaan kuu rajeeneynaa hormar balaaran

.qani

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu