Mahad Xaange

Mahad Xaange

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahad Xaange, Outdoor & Sporting Goods Company, mahad xaange, Mogadishu.

12/07/2025

Chelsea vs PSG
Ciyaarta finalka
Saadaali
. Chelsea win

18/03/2024

Ilaahay umada wuxuu ku waajibiyey salaada inay tukadaan ayagoo dagaal ku jira, hada dagaal seef,waran iyo leeb laysla dhacayo sida kolba u suurowda.

Barkoodna salaada ma tukanayaan ayagoo xeedhooyin cunto ah dul fadhiya.

Ogow wax dheefa islaamka kuma laha qofaan salaada tukan( waxaa laysku haystaaba ma Muslim baa qofkani mise waa gaal).
Pray brother before you die

17/08/2023

-Ubaxyahaw dhalaalee
-Bulukeeti dhagax iyo
-Darbi dhisan kasoobaxay
-Dhirta kaliyo cawskaba
-Dhabtii waad kaduwantahay.

-Inkastoo dhadhaab iyo
-Dhoobiyo shamiitaba
-Dhabbahaaga lagujaray
-Dhalatayoo muuqaagana
-Dhaayuhu ku doogsade

-Cashirkaad dhigaysana
-Waa dhabar adayg iyo
-Dhibka iyo caqabadaha
-Inaan la isku dhiibayn.

🌻

17/08/2023

Nafteyda ku tolan naftaadu
La joo gaagana tabeysa
Dawaad u tahay xiskeyga
Qalbiga kaama tiri karayo
Tiriig baad utahay ifaayo

jacaylku Dan gaara
mahaan

Gobtii dumar weeye teeydu

01/08/2023

somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ sharftedii waxaa dollar πŸ’΅ ku bada shay koox maafiyaa
oradka caalamiga ee China πŸ‡¨πŸ‡³ somalia waxay noqotay kaalinta ugu danbeysa
xasan garguute iyo kooxda ma fiyadaa
qarankii Qooys iyo Qaraabey dhaxal siiyeen

Hawiye dowladnimo sharafteed ma Yaqaan
gabar gadaal Gadaal u ordayseey somaliyeey U orad dheheen waa gabar uu adeer u yahay Bajad kana kooxda mafiyada qadatay Musuqa iyo hogaan xumada xasan garguurte waxaa diyaarsanaa boqolaal dumaro oradka guul ka keeni kara Damul jadiid dalka halaga Qabto

dowladnimadu waa Hibo iyo Hogaan
N&N

09/03/2019
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mahad Xaange
Mogadishu
0852